calendar_todaydevice_thermostat…
Ugu Dambeeyay
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha DhexeMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha Dhexe

Ciyaaraha

Guddiga Olombikada Soomaaliyeed oo Muqdisho ku qabtay munaasabad ku aaddan Toddobaadka xorriyadda+Sawirro

Guddiga Olombikada Soomaaliyeed oo Muqdisho ku qabtay munaasabad ku aaddan Toddobaadka xorriyadda+Sawirro
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed oo Muqdisho ku qabtay munaasabad ku aaddan Toddobaadka xorriyadda+Sawirro — SONNA
Muqdisho-(SONNA)-Guddiga Olombikada Soomaaliya ayaa Muqdisho ku qabtay Munaasabad lagu weyneynayo Todobaadka xorriyadda Dalka. Xoghayaha Guddiga Olombikada Soomaaliyeed, Maxamed Cabdoow Xaaji ayaa kulanka ka sheegay inuu ku faraxsan yahay maamuuska ay u samaynayaan 60 guuradii kasoo wareegtay xornimada Soomaaliya, isla markaana ay yihiin Guddi ka da'weyn madax bannaanida Dalka. Guddoomiyehii hore ee Guddiga Olombikada Soomaaliyeed, C/qaadir Gacal Abkoow, ayaa sheegay in ay asaaskii Guddiga 1959-kii ay la jaanqaadeen Dowladdii daaqiliga, iyagoo ahaa Dhallinyaro isku duuban una hanweyn in ay helaan xornimo la mid ah tan caalamka, wuxuuna da'yarta maanta ka codsaday inay ku daydaan.
La wadaag