calendar_todaydevice_thermostat
Ugu Dambeeyay
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha DhexeMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha Dhexe

Ciyaaraha

Ciyaar lagu maamuusayo Toddobaadka Xorriyadda oo galabta ka dhaceyso Garoonka Wiish Stadium

Ciyaar lagu maamuusayo   Toddobaadka Xorriyadda oo galabta ka dhaceyso Garoonka Wiish Stadium
Ciyaar lagu maamuusayo Toddobaadka Xorriyadda oo galabta ka dhaceyso Garoonka Wiish Stadium — SONNA

Muqdisho(SONNA)-Galabta waxaa Garoonka Wiish Stadium ee degmada Cabdicasiis ka dhacaya ciyaar lagu maamuusayo Toddobaadka Xorriyadda, taas oo ay iskaga hor imanayaan kooxaha Dekedaha iyo Horseed. Ciyaartan ayaa qeyb ka ah munaasabadaha lagu xusayo Toddobaadka Xorriyadda, iyadoo ujeeddadeedu tahay dhiirrigelinta isboortiga iyo xoojinta dareenka waddaniyadda.

La wadaag