Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Hawlgal lagu dilay maleeshiyaad Khawaarij ah oo Shabeellaha dhexe laga fuliyey
    April 21, 2026
    Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ka furay tababar ku aaddan cilmi-baarista warbaahinta
    April 21, 2026
    Wasiirka amniga oo tababar u soo xiray Askar Daraawiish ah
    April 21, 2026
    Taliyaha CXD oo socdaal dhulka ah ku gaaray deegaano ka tirsan gobolka Baay
    April 21, 2026
    Ra’iisul Wasaare Xamsa oo dhagax dhigay Xarunta Horumarinta Manaahijta waxbarashada dalka
    April 21, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
    Soomaaliya oo diiwangalisay Markab ku howlgalaya Calanka Soomaaliya (WARBIXIN)
    April 5, 2026
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Zlatan Ibrahimovic oo diiday inuu meesha ka saaro dib ugu laabashada Yurub
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Ciyaaraha > Zlatan Ibrahimovic oo diiday inuu meesha ka saaro dib ugu laabashada Yurub
Ciyaaraha

Zlatan Ibrahimovic oo diiday inuu meesha ka saaro dib ugu laabashada Yurub

By Aadan Sooyaal
Last updated: October 10, 2019
2 Min Read
Share

Los Angeles (SONNA)- Zlatan Ibrahimovic ayaa iska diiday inuu meesha ka saaro rajadii uu ka lahaa inuu ku laabto Yurub kaddib marka uu ka tago sanadkan Los Angeles Galaxy.

Xiddiga reer Sweden ayaa dhammaystiray u dhaqaaqistiisa horyaalka MLS-ka Mareykanka bishii Maarso ee sanadkii 2018-kii, waxaana uu u dhaliyey 52 gool 56 kulan oo uu saftay, laakiin waxa ay u muuqataa inuu tagayo marka uu qandaraaskiisa dhammaado sanadkan.

Ibrahimovic qaab ciyaareedkiisii ugu dambeeyay ee qaaradda Yurub wuxuu yimid isagoo matelayey Manchester United, halkaasoo uu ku riyaaqay xilli ciyaareed cajiib ah, isagoo dhaliyay 28 gool, ka hor inta uusan dhaawac jilibka ka soo gaaray soo gabagabayn waqtigiisii garoonka Old Trafford.

Markii la weydiiyey haddii uu weli doonayo inuu ka ciyaaro horyaalka Serie A, 38-sano jirkaan ayaa u sheegay Sky Sports Italia: “Boqolkiiba boqol (100%), waan ogahay inaan wali isbedel ka sameyn karo, Talyaaniga iyo Waddamada kaleba.”

“Waan ka fiicnaan lahaa ciyaartoyda haatan halkaas joogta, qandaraaskeygu waxa uu ku egyahay bisha December, mana aqaano waxa dhici doona intaas kaddib.”

Zlatan ayaa qibrad hore u leh horyaalka Serie A-da Talyaani, isagoo ku raaxeysanaya guulo waa weyn oo uu la qaatay Inter Milan, halka sidoo kale uu soo metelay AC Milan.

Isagoo xirfaddiisa ciyaareed ee heerka kooxaha ku soo jiray muddo 20 sano ah, Ibrahimovic wuxuu dhaliyay 473 gool 786 kulan uu u saftay, waxaana intaas dheer inuu 62 gool u dhaliyay xulkiisa Sweden.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Hawlgal lagu dilay maleeshiyaad Khawaarij ah oo Shabeellaha dhexe laga fuliyey

Muqdisho (SONNA): Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo…

April 21, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Jorge Mendes oo hoos u dhigay Messi, isagoo u arka in Ronaldo uu yahay kan ugu fiican taariikhda

Europe(SONNA)- Jorge Mendes oo ah wakiilka xiddiga kooxda Juventus ee Cristaino Ronaldo ayaa sheegay in hadda kaddib uusan imaan doonin…

CaalamkaCiyaaraha
October 16, 2019

Tababare Ibraahim Suudaani oo ku geeriyooday dalka Mareykanka

Minneapolis(SONNA)-Allaha u naxariiste Magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota waxaa ku geeriyooday tababarihii hore ee Xulka Kubadda Cagta Soomaaliyeed iyo Kooxda…

CiyaarahaWararkaWargayska
March 15, 2020

Liverpool oo wali la qaban La’a yahay kaddib markii ay guul muhiim ah ka gaartay Man United

Liverpool(SONNA)- Liverpool ayaa wali la qaban yahay kaddib markii ay guul muhiim ee 2-0 ah kaga gaartay kooxda Manchester United garoonka…

Ciyaaraha
January 21, 2020

Waa tee kooxda ay Arsenal wadahadallada la furtay si ay u siiyaan Mesut Ozil?

London(SONNA)-Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa la soo warinayaa inay wadahadallo la furtay naadiga Fenerbahce si ay ugala xaajoodaan suurto-galnimada heshiis…

Ciyaaraha
October 10, 2019

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023