Home Wararka

Wararka

Shir ku saabsan dib u eegista Dastuurka oo lagu soo gaba-gabeeyey Muqdisho

Muqdisho(SONNA)...Shirkaan oo u dhexeeyey hey’adaha u xilsaaran dib u eegista Dastuurka kmg ah ee Soomaaliya, sida guddiga madax bannaan ee dib u eegista Dastuurka Guddiga la socod...

Wasaaradda Qorsheynta XFS oo kulan wadatashi ah la qaatay xubnaha Laanta Fulinta...

C/waaq.(SONNA)...Kulan wadatahsi ah oo ay ka qeybgaleen madaxa maamulka Degmada, Ciidamada Nabad galyada, aqoonyahanka,isla markaana looga hadlaayey la socodka adeegyada lagama maa...

Wasiirka Waxbarashadda XFS oo Dalka Cumaan uga qeyb galay Kulan la xiriiray Horu...

Wasiirka Wasaaradda waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa  Magaalada Muscat ee dalka Oman kullan kula qaatay shirkad...

Madaxweyne Waare oo soo xiray Bandhigga Maalgashiga Ganacsiga iyo Beeraha

Baladweyne.(SONNA)...Madaxweynaha Dowladda Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa soo xiray Shirwaynaha Bandhigga Ganacsiga iyo maalgashiga Beeraha, kaasi oo labadii maalin ee la ...

Wasiirka Caafimaadka iyo wafdi ka socda WHO oo gaaray Baydhabo

Baydhabo-(SONNA)- Wasiirka  Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Drs Fowziyo Abiikar Nuur iyo wafdi heer caalami ah oo ka socda Hay’adda Caafimaadka Aduunka ee WHO ayaa maanta gaaray...

Shirka dib u heshiisiinta Galmudug oo gabagabo ku dhow

Dhuusamareeb-(SONNA)-Gudoomiyaha Guddiga dib u heshiisiinta Galmudug C/raxmnaan Macallim C/llaahi (Baaddiyoow), ayaa sheegay in uu gabogabo yahay shirkii ay isugu yimaadeen Beelaha...

Ciidamada Soomaaliya oo ku Guuleystay joojinta colaad ka soo cusboonaatay Balanb...

Dhuusamareeb-(SONNA)-Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya qaboojiyay xiisad colaadeed oo mar kale kasoo cusboonaatay degaanno hoos taga Degmada Balanballe ee Gobolka Galgaduud. ...

Tababar loo soo xiray Ciidammo Boolis ah oo ka howl-galaya qeybta guud ee G/Bana...

Muqdisho-(SONNA)-Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed General; Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar), ayaa tababar u soo xiray Ciidamo ka tirsan Booliiska Gobolka Banaadir. Ciidamada...

Wasiirka  Awqaafta iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Marka

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Awqaafta iyo Diinta Mudane Sheekh Nuur Maxamed Xasan ayaa gaaray magaalada Marka ee xarunta Shabeelaha Hoose. Wasiirka ayaa waxaa ku wehliya socda...

Madaxweynaha Hirshabeelle Oo Ka Tacsiyeeyay Mas’uuliyiin qarax miino lagu dilay

Jowhar (SONNA) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabele Mudane Maxamed Cabdi Waare ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Guddoomiye ku xigeenka Maaliyadda Gobolka Shabeellaha Dhe...

 Qarax Miino oo dad ku geeriyoodeen

Muqdisho-(SONNA)-Wararka hordhaca ee aan helayno ayaa sheegaya in qarax miino uu ka dhacay deegaanka Gololleey ee u dhaxeeya magaalooyinka Balcad iyo Jowhar ee gobolka sh/dhexe. ...

Duqeymo loo geystay Shirkadda Shiidaalka Sacuudiga ee Aramco

Duqeymo ay fuliyeen diyaaradaha Droniska ayaa sababay dab qabsaday 2-xarumood oo laga soo saaro saliidda Shidaalka ee dalka Sacuudiga,sida ay ku warameen madaxda (Shirkadda Aramco)...