Wasiirka Wasaaradda waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa Magaalada Muscat ee dalka Oman kullan kula qaatay shirkad...
Baladweyne.(SONNA)...Madaxweynaha Dowladda Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa soo xiray Shirwaynaha Bandhigga Ganacsiga iyo maalgashiga Beeraha, kaasi oo labadii maalin ee la ...
Dhuusamareeb-(SONNA)-Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya qaboojiyay xiisad colaadeed oo mar kale kasoo cusboonaatay degaanno hoos taga Degmada Balanballe ee Gobolka Galgaduud.
...
Muqdisho-(SONNA)-Wararka hordhaca ee aan helayno ayaa sheegaya in qarax miino uu ka dhacay deegaanka Gololleey ee u dhaxeeya magaalooyinka Balcad iyo Jowhar ee gobolka sh/dhexe.
...
Duqeymo ay fuliyeen diyaaradaha Droniska ayaa sababay dab qabsaday 2-xarumood oo laga soo saaro saliidda Shidaalka ee dalka Sacuudiga,sida ay ku warameen madaxda (Shirkadda Aramco)...
Marka (SONNA) - Waxaa magaalada Marka ee xarunta Gobolka Shabeelaha Hoose ka socoto qaban qaabada lagu soo dhaweynayo Wafdiga Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre...