Home Wararka Gudaha

Gudaha

Wasaaradda Awqoofta iyo arrimaha Diinta oo daah furtay santuuqa Sakada

Muqdisho (SONNA)-Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta dawladda FS ayaa maanta daah furtay santuuqa Sakada laga bixiyo maalka, taas oo loogu talagalay in si nidaamsan loo gaarsii...

Booliska gobolka Banaadir oo baaritaan ku haya qaraxyo Dheemis ah oo Muqdisho la...

Muqdisho (SONNA)- Ciidanka Booliska gobolka Banaadir ayaa baaritaan ku haya qaraxyo Dheemis ah oo caawa laga maqlay degmooyin dhawr ah oo gobolka Banaadir ka tirsan. Afhayeenka ...

Dab xoog leh oo mar kale ka kacay Dekadda Beirut ee Lubnaan

Dab xoog leh ayaa qabsaday dekedda caasimadda Lubnaan ee Beirut, ka dib markii wax ka yar bil ay halkaasi ka dhaceen  qarax weyn uu baabi'iyay dhismayaasha dekedda iyo goobaha kale...

Dawladda oo faahfahin ka bixisay Qarax galabta Muqdisho ka dhacay (War-saxaafade...

Muqdisho (SONNA)- War saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda warfaafinta xukuumadda FS ayaa lagu sheegay in maleeshiyada Al-shabaab ay galabta qarax la beegsatay dad shacab ah oo ku n...

Madaxweynayaasha Koofur galbeed, Galmudug iyo Hirshabeelle oo Muqdisho soo gaara...

Muqdisho (SONNA)- Madaxweynaha dawlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye, madaxweynaha dawlad goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare iyo madaxweynaha dawlad goboleedka Ko...

Xeer ilaaliye gaar ah oo loo magacaabay baarista dilalka wariyaasha iyo tacadiya...

Muqdisho (SONNA)- Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Sulaymaan Maxamed Maxamuud ayaa xeer ilaaliye gaar ah u magacaabay baarista dilalka wariyaasha Soomaaliya loogu gaystay, taas oo f...

Dawladda Soomaaliya oo dhaqan galinaysa xeerarka xoojinaya la dagaalanka musuq-m...

Muqdisho (SONNA)-Wasaaradda cadaadala XFS ayaa Muqdisho ka furtay wadatashi ku aadaan dib ugu biirista hiishiiska caalamiga ah ee la dagaalanka musuq-maasuqa. Wadatashigan oo ku s...

Soomaaliya oo Caalamka la wadaagtay saamaynta dhaqaale ee uu gaarsiiyey Cronavir...

Muqdisho (SONNA)- Sii-hayaha wasiirka wasaaradda maaliyadda xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Ducaalle Beyle ayaa ka qayb-galay shir caalami ah oo ku aadan saama...

Wasaaradda warfaafinta oo bahda warbaahinta kala shirtay dhaqangalinta sharciga ...

Muqdisho (SONNA)- Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska  Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa maanta u qabatay saxaafadda madaxa bannaan iyo ururada matala saxaafadda dalka ...

Horjoogayaal A-lshabaab ah oo lagu dilay duqayn ka dhacday Jubbada hoose

Kismaayo (SONNA)-10-ka tirsan maleeshiyada xagjirka ah ee Al-shabaab oo ay ku jiraan horjoogayaal ayaa lagu dilay duqayn xagga dhulka ah oo maanta ka dhacay deegaanka Dhaay-unboow ...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo gaaray Baydhabo

Baydhabo (SONNA)- Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray Maagalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee dawlad gobole...

Galmudug oo tallaabooyin u qaadaysa joojinta colaad beeleedyada

Dhuusamareeb (SONNA)- Madaxweynaha dawlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta ku wajahan deegaanka Xananbuure ee waqooyiga Gobol...