Home Wararka Gudaha

Gudaha

R/wasaarihii hore ee Soomaliya  Nuur Xasan Xuseen Nuur Cade oo ku geeriyooday In...

Alllaha u naxariisto R/ wasaarihi hore ee Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen Nuur Cade oo saakay  ku geeriyooday magaalada London ka dib maalmo uu la xanuunsanayay cudurka covid-19 , ...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo kulan la yeeshay Mas’uuliyiinta xarunta talo s...

Wasiirka wasaaradda Warfaafinta oo ay wehliyaan agaasimaha guud iyo agaasimayaasha waaxyaha ayaa xarunta wasaaradda kulan kula qaatay masuuliyiinta xarunta talo soo jeedinta Soomaa...

Soomaalida ku nool Malaysia iyo saameynta Corona-virus

Malaysia(SONNA)-Saameynta (CoVid-19) ayaa noqotay mid si isku mid ah u gilgishey dareenka Bulshooyinka ku kala nool daafaha Caalamka,taasi oo keentay hoos u dhac dhanka dhaqaalaha ...

Dowladda Qatar oo soo dhaweysay deyn-cafinta Soomaaliya

Dowladda Qadar ayaa  soo dhoweysay go'aanka Hay'adda Lacagta Adduunka iyo Bangiga Adduunka ee  la xiriiray arrimaha deyn cafinta Soomaaliya, si loo dhiirigeliyo waddamada la dhibaa...

MADAXWEYNE FARMAAJO OO BOGAADIYAY GUUSHA SHACABKA IYO DOWLADDA SOOMAALIYEED AY K...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo bogaadiyey guusha shacabka iyo dowladda Soomaaliya ay ka gaareen barnaamijka Deyn Cafinta ay...

Ciidamada kumaandooska Soomaaliya oo soo qabtay xubbin sare oo ka tirsan Al-Sh...

Ciidamada kumaandooska ah ee Danab guutada 1-aad ayaa qaaddey weerer lagu soo qabtay xubbin sare oo ka tursan Alshabaab agagaarka magaalada Wanlaweyn.   Dullaanka ayaa...

Maxkamadda Gobolka Banaadir oo gubtay Qaad si dhuumaaleysi ah loo soo galiyay M...

Muqdisho.(SONNA)...Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa  maanta goob fagaara ah ku gubtay Qaad si dhuumaaleysi ah loo soo galiyay Magaalada Muqdisho. Wasiirka Gadiidka XFS Maxamed C...

Gal-Mudug oo u diyaargaroobaysa ka hortagga COVID19

Dh/Mareeb -(SONNA)-Shir deg deg ah oo looga Arinsanayo diyaargarowga ka hortaga Covid-19 oo u dhexeeya Wasaarada Caafimaadka Galmudug iyo hay'adaha Caafimaadka, Nafaqada iyo Nadaaf...

Ciidamada Danab oo gacanta ku soo dhigay horjooge ka tirsan Al- Shabaab

Marka-(SONNA)- Ciidanka Xoogga dalka oo howlgal ay ka sameeyeen degaanka Jannaale ayaa gacanta  Ku soo dhigay qabtay horjoogihii Canshuuraha maleeshiyaadka Al-shabaab ee Shabeelada...

Horjoogayaal ka tirsanaa Al-Shabaab oo lagu dilay deegaanka Jannaale

Jannaale-(SONNA)-Wararka naga soo gaaraya gobolka Sh/hoose gaar ahaan deegaanka Jannaale ayaa sheegaya in ciidanka  Danab ee xoogga dalka ay dileen lix xubnood oo ka tirsan maleesh...

Dib-u soo noolaynta Cayaaraha hiddaha iyo dhaqanka gobolka Bakool (Warbixin)

Bulsho kasta oo deegaan ku nool waxay leedahay dhaqammo iyo ciyaaro u gaar ah ,waxaana jira cayaaro aad looga xiiseeyo deegaannada Gobolka Bakool waxaana ka mid ah ciyaarta loo yaq...

Guddoomiyaha Hiiraan oo safar shaqo ku tagay degmada Buula-barde

B/weyne(SONNA)- Guddomiyaha gobalka Hiiraan ee dowlad-goboleedka HirShabeelle Cali Maxamad Caraale oo maalmahii la soo dhaafay safar shaqo ku joogay Degmada Buula-barde ee gobalka ...