Home Wararka Gudaha

Gudaha

Ciidanka xoogga dalka oo dilay qaarna nolosha ku qabtay maleeshiyaad ka tirsan A...

Muqdisho (SONNA) Ciidamada Xoogga Dalka ayaa Qabqabtay Qaar kamid ah Maleeshiyaad ka tirsan Al Shabaab,kuwaasi oo soo weeraray Saldhigyada Ciidamada ay ku leeyihiin duleedka Dagmad...

Danjiraha JFS ee Suudaan oo la kulmay wasiiru dowlaha Arrimaha dibadda dalkaasi

Khaartuum (SONNA) Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Suudaan Mudane Maxamed Sheekh Isxaaq ayaa kulan la yeeshey wasiiru dowladda wasaaradda Arrimaha dibad...

Sii hayaha Xilka Ra’iisalwasaaraha oo kulan la qaatay khubaro xagga dhaqaalaha a...

Muqdishu-{SONNA)-Ra’iisul wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ahna siihayaha xilka Ra’iisal wasaaraha dalka      Md. Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta kulan la qaa...

Madaxwayne Saciid Dani oo Magacaabay Xubno Ka mid noqonaya Maxkamadda ciidamada ...

Garoowe-SONNA- Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Dani ayaa  magacaabay xubno ka tirsan Maxkamadda Sare ee Ciidamada qalabka sida iyo Danbiyada Culus...

Wasaaradda waxbarashada XFS oo sheegtay in dhawaan la shaacin doono natiijada im...

MUqdishu {SONNA)  Sii-hayaha wasiirka wasaaradda waxbarashada xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Cabdullaahi Goodax Bare oo ka hadlayay kulanka sanadlaha  ee Wasiirka iyo ardyada So...

Halkee ayuu marayaa mashruuca dhismaha wadada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye +s...

Muqdisho (SONNA) Isticmaalka wadada isku xirta Muqdisho iyo afgooye waa marin muhiim ah,waxaana isaga kala goosha dhamaan gaadiidka u safra gobolada Koonfurta iyo Bartamaha Soomaal...

Dhagarqabihii muslimiinta ku laayay New-zealand oo xabsi daa’in lagu xukum...

Christchurch-(SONNA) Maxkamadda sare ee dalka dalka New Zealand ayaa saaka xabsi daa'in aan damiin lahayn ku xukuntay Brenton Tarrant, oo sanadkii hore Muslimiin fara-badan ku laay...

Ciidamada Amniga Gaalkacyo oo gacanta ku dhigay Maandooriyayaal

Gaalkacyo(SONNA)- Ciidamada amniga magaalada Gaalkacyo ayaa gacanta ku soo dhigay Maandooriyayaal si sharci darro ah looga ganacsanayay xaafado ka tirsan magaaladaasi Howlgalkaa...

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeeed oo dilay Saddex ka tirsanaa Al-Shabaab

Muqdisho-(SONNA)-Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliya ayaa ugu yaraan Saddex ka tirsan kooxda Al-Shabaab waxay ku dileen Tuulada Ceel-geeloow xilli ay Miino ku aasayeen Waddada, ka dib...

Dab Khasaaro ka gaystay deegaanka Bacaadweyn ee gobolka Mudug.

Gaalkacyo-SONNA- Dab dhaliyey Khasaare kala duwan gaystay ayaa ka kacay degaanka Bacaadweyn ee gobolka Mudug, waxaana la soo sheegayaa in uu jiro khasaare dabkaasi ka dhasay. Da...

Madaxweynaha JFS oo dib ugu soo laabtay Muqdisho kadib shirkii wadatashiga Heer ...

Muqdisho(SONNA) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo soo xiray Shirweynaha Wadatashiga Dowladda Federaalka, Dowlad Goboleedyada i...

Heshiiska DFS,dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir+Sawirro

Dhuusamareeb(SONNA) Wareegii sadexaad ee wadatashiga Madaxda Qaranka ee arrimaha Doorashooyinka 2020/21 ee horey loogu heshiiyey Shirkii Dhuusamareeb laba ayaa ka dhacay Magaalo Ma...