Home Wararka Gudaha

Gudaha

Xiddig muhiim ah oo maanta ka maqnaan doona Kooxdiisa Dekedda kulanka ay wajahay...

Muqdisho(SONNA)- Kooxda kubadda cagta Dekedda ayaa galabta waxay la dheeli doonta naadiga Rajo FC, ciyaar qeyb ka ah horyaalka Somali Premier League. Wiilasha Yuu Cali ee Dekedda ...

Kooxaha Mogadishu City Club iyo Elman oo barbaro ku kala baxay

Muqdisho(SONNA)- Kooxaha Mogadishu City Club iyo Elman ayaa galabta kulan xiiso badan kuwada ciyaaray garoonka Eng Yariisow ee Ex Koonis, ciyaar qeyb ka ah horyaalka Somali Premier...

Macalinka kooxda Elman oo si RASMI ah ugu dhawaaqay liiska xiddigaha kaga qeyb g...

Muqdisho(SONNA)- Kooxaha Mogdisho City Club iyo Elman Fc ayaa ku balansan garoonka Eng Yariisow, ciyaar qeyb ka ah tartanka horyaalka Somali Premier League, waana kulankii 15-aad e...

Kooxda Horseed oo kala dhantaashay Naadiga Raadsan kulankii galabta ka dhacay ga...

Muqdisho(SONNA)-Kooxda kubadda cagta Horseed FC ayaa galabta guul muhiim ah ka gaartay naadiga Raadsan kaddib markii 4-2 ay ugu adkaatay kooxdan, ciyaar qeyb ka ahayd horyaalka Som...

Kooxda Mogadishu City Club oo weyn doonta xiddig muhiim ah kulanka berri ee Elma...

Muqdisho(SONNA)-Kooxda Mogadishu City Club ayaa kulanka bari ay la ballansan yihiin Naadiga Elman waxa ay weyn doonaan xiddigooda khadka dhexe ee Xasan Santos, kaas oo dhaawac ku s...

Horseed vs Raadsan: Kulan ka tirsan horyaalka Somali Premier League oo galabta k...

Muqdisho(SONNA)- Kulan ka tirsan horyaalka Somali Premier League ayaa galabta lagu wada inuu ka dhaco garoonka Eng. Yariisow Stadium ee dhaca degmada Cabdicasiis ee Gobolka Banadir...

Dekedda oo guul kaga gaartay kooxda Heegan kulan ka tirsanaa horyaalka Somali Pr...

. Muqdisho(SONNA)-Kooxaha Heegan iyo Dekedda fc ayaa galabta kulan xiiso badan kuwada ciyaaray garoonka Eng Yariisow Stadium, ciyaar qeyb ka aheyd horyaalka Somali Premier League....

Kooxaha Heegan iyo Dekedda fc oo galabta ku balansan garoonka Eng Yariisow

Muqdisho(SONNA)-Kooxaha Heegan iyo Dekedda ayaa galabta ku balansan garoonka Eng Yariisow Stadium, ciyaar qeyb ka ah horyaalka Somali Premier League. Kulankan ayaa ah mid xiiso ...

RASMI: Anwar Sayid Cali (Shakunda) oo heshiiska u kordhiyey Kooxda Elman… + SAWI...

Muqdisho(SONNA)-Ciyaaryahanka lagu magacaabo Anwar Sayid Cali (Shakunda) ayaa kooxdiisa Elman u saxiixay heshiis cusub oo ku sii joogi doono Kooxdiisa Elman. Anwar Sayid Cali ay...

Kulamo ka tirsan horyaalka Somali Premier League oo galabta ka kala dhici doona ...

Muqdisho(SONNA)- Kulamo ka tirsan horyaalka Somali Premier League ayaa galabta ka kala dhici doona garoomada Jaamacadaha iyo Eng Yariisow Stadium. Kulamadan ayaa ah mid aad u xi...

Horyaalka Somali Premier League 2019-20 oo maanta ka furmi doona Magaalada Muqdi...

Muqdisho(SONNA)- Waxaa maanta Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ka furmi doona horyaalka Somali Premier League xilli ciyaareedkiisa 2019-20. Caadiyan horyaalka Somali Pr...

RASMI: Bile Muxudiin Buraale oo ka tagay Gaadiidka kuna biiray kooxda cusub

Muqdisho (SONNA)- Xiddiga lagu magacaabo Bile Muxudiin Buraale ayaa Saakay si rasmi ah ugu biiray Kooxda kubadda cagta Jaalayasha ee Elman. Laacibkan ayaa kooxda Elman ugu soo bii...