Home Wararka Caalamka

Caalamka

Xamaaas oo sheegtay in heshiis khuseeya Gaza ay la gaareen Israa’iil

Wargeys ku xiran kooxda Xamaas ayaa ku waramay in heshiis ku saabsan sidii loo yareyn lahaa xiisadda ka jirta marinka Gaza ay la gaareen maamulka Israa’iil. Hadaladaan ayaa imaana...

Waqtiga rasmiga ah oo ay dhaceyso Doorashada Madaxtinimo ee Dalka Tunisia oo las...

Guddiga Doorashada Dalka Tunisia ayaa soo saaray waqtiga rasmiga ah ee la qaban doono doorashada madaxtinimo ee dalka Tunisa. Guddiga ayaa kal hore soo saaray in 10-ka November ee...

Gantaallo lagu weeraray Israa’iil oo dhaliyay dhaawacyo 7-ruux ah

Muqdisho(SONNA):- Ciidamada Israa'iil ayaa sheegay in gantaal laga soo ganay Daanta Galbeed ee marinka  Gaza ay saaka ku dhaceen  bartamaha dalkaasi,halkaasi oo uu dhaawac ka soo g...

Wasiirka arimaha dibaadda ee Soomaaliya oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Maro...

Rabbad: (SONNA)- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa xalay oo Sabti ahayd gaaray Magaalada Rabat,isagoo hoggaaminaya wafdi sar...

Shir looga hadlayo Islaam nacaybka oo Maanta ka furmaya Dalka Turkiga

Ankara-(SONNA)-Dowladda Turkiga ayaa Waddamada ku bahoobay Ururka Iskaashiga Islaamka ee OIC ugu baaqday kulan deg-deg ah oo ka dhici doona Maanta Magaalada Istambuul ee Dalka Turk...

Muslimiintii lagu laayay New Zealand oo Maanta la aasay

Wellington-(SONNA)- Waxaa Maanta oo Jimca ah la aasay Dadkii Muslimiinta ahaa ee Todobaad ka hor lagu laayay Laba Masjid oo ku yaalla Magaalada Christchurch ee Dalka New Zealand. ...

Qasaaraha ka dhashay weerarradii kadhacay New Zealand oo kordhay

Wellington-(SONNA)-Ugu yaraan 49 Qof ayaa ku geeriyootay, 20 kalena waxaa soo gaaray dhaawacyo culus , markii ay Dableey Hubeysani weerar ku qaadday Laba Masjid oo ku yaalla Degmad...

Dad Soomaaliyeed oo lagu laayay Masjid ku yaalla Dalka New Zealand+ Sawirro

Wellington-(SONNA)- Lix Qof oo ay Saddex ka mid ihi Soomaali ahaayeen ayaa ku geeriyootay, weerar uu Nin Hubeysan weeraray Masjid lagu Magacaabo Al-Nuur oo ku yaalla Magaalada Chri...

Fatahaado ay ku dhinteen in kabadan 100 qof oo ka dhacay Mozambique iyo Malawi.

Ugu Yrn 115-ruux ayaa ku dhimatay Mozambique, Malawi iyo  Koonfur Afrika , markii Roobab xoogan oo dhaliyay fatahaado ay saameeyeen 843,000 Dad ah oo ku nool Koofur Bari ee Qaaradd...

Boliiska Kenya oo Gacanta ku dhigay xarun lagu tababari jiray Al-Shabaab

Nairobi-(SONNA)- Boliiska Degmada, Ngombeni, ayaa Jimcaha Maanta ah weerar ku qaaday Guri ku yaalla degaanka , Kwale, halkaas oo ay tababar ku qaadan jireen xubno ka tirsan Ururka ...

Rabshado ka taagan degaannada Oromada ee Dalka Itoobiya

Addis Ababa-(SONNA)- Ugu yaraan 10 degaan oo ka tirsan Gobolka Oromada ee Dalka Itoobiya ayaa waxaa ka jira kacdoon ku saleysan fidinta Dhulka ay ku fadhido Caasimadda Addis ababa....

Madaxda Mareykanka & W/Kuuriya oo ku fashilmay in ay gaaraan heshiis

Hanoi-(SONNA)-Kulankii u dhaxeeyay madaxda  Trump iyo Kim aysan lagu waramay in aysan jirin wax heshiis ah oo la gaaray ka dib kolkii madaxweynaha Maeykanka uu ku gacanseyray dalab...