Home Wararka Caalamka

Caalamka

Singapore:haween taageeraayey kooxda Dacish oo la qabtay

Muqdisho.(SONNA)... Ciidamada Boliiska dalka Singapore ayaa xabsiga dhigay sadex hween oo lagu eedeeyay in ay taageero dhaqale u fidin jirene koxda Islaamiga ah ee Daacish. Hawe...

Q.Midoobay oo ku baaqday in wax laga qabto isbadalka cimilada

Muqdisho(SONNA)...Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa sheegay in isbadalka cimilada ay tahay arin muhiim ah oo wajahaya dunida maanta,isla markaana loo baahan...

Q.Midoobay oo soo dhoweysay war ka soo baxay kooxda Xuutiyiinta

Muqdisho.(SONNA)...Ergeyga Q.Midoobay ee u xilsaaran dalka Yemen ayaa soo dhoweeyay yabooha ka yimid kooxda fallaagada ah ee Xuutiyiinta,kaas oo ku saabsan in ay joojinayaan weerar...

Hogaamiyaha Falastiin oo ku hanjabay inuu ka bixi doona heshiisyadii ay la galee...

Muqdisho (SONNA)- Madaxweynaha Falastiin Maxamuud Cabaas ayaa ku hanjabay inuu ka baxayo heshiisyadii ay la galeen Isra’iil, haddii uu Benyamiin Netanyahu uu oofiyo balanqaadkiisii...

Maxaad kala socotaa Fadliga Soonka maalinta (Caashuuraa) iyo sababta ay ku timid...

Muqdisho(SONNA) Inta badan dunida Islaamka ayaa sooma soonka sunada ah ee loo yaqaano yowmul Caashuuraa,taasi oo ay kaga dayanayaan rasuulkeena Suuban Naxriis iyo Nabadgeliyo korki...

Beesha Caalamka oo soo dhawaysay Shirka dib u heshiisiinta Galmudug

Muqdisho- (SONNA)- War ka soo baxay beesha caalamka ayaa lagu taageeray Shirka dib u heshiisiinta beelaha dega deegaannada dowlad gobolleedka Galmudug,iyadoo lagu soo dhaweeyay dad...