Muqdisho (SONNA)-Madaxwaynaha Maraykanka ee xilka ka sii degaya Donald Trump ayaa hore u sheegay inuusan ka soo qayb geli doonin xafladdda caleema saarka Madaxwaynaha la doortay ee...
Kampala (SONNA)- Madaxweyne Yoweri Museveni ayaa tiro aad u badan ku hogaaminaya natiijada doorashadii madaxtinimada ee khamiistii ka qabsoontay dalka Uganda, 49.1% codadkii la tir...
Addis Ababa (SONNA)- Dawladda Ethiopia ayaa sheegtay in ciidamadeeda ay dileen mas’uuliyiin sare oo ka tirsan kooxda TPLF, oo dhawaanahanba ay daba joogtay, ka dib markiiay diideen...
Jakarta (SONNA)- Diyaarad rakaab oo laga leeyahay dalka Indonesia oo ay la socdeen 62 qof ayaa ku dhacday badda markii ay ka kacday caasimada Jakarta, sida ay masuuliyiintu sheegee...
Washigton(SONNA)-Shirkada Twitter ayaa si rasmi ah u xirtay bartii uu ku lahaa madaxweynaha Mareykanka ee xafiiska baneynaya Donald Trump
Shirkadu waxay sheegtay in uu Trump ku x...
Addis ababa (SONNA)- Dawladda Ethiopia ayaa sheegtay in ay dishay afar ka mid ah saraakiisha sare ee TPLF islamarkaana ay xirtay xubno sar sare oo ka tirsanaa hoggaanka kooxda.
...
Riyaad (SONNA)- Waxaaa soo baxaya in guul wax ku ool ah laga gaaray wadaxaajood Maraykanku ku luglahaa oo la doonayey in lagu soo afmeero khilafka wadamada Sucuudigu hogaaminayey k...
Adis-Ababa-(SONNA)-Qaramada Midoobay ayaa ku dhawaaqday inay bilawday howlaha gargaar bini aadanimo lagu gaarsiinaayo gobalka colaaduhu ka socdaan Tigreega ee dalka Itoobiya.
Ar...
Kabul (SONNA)- Wakiilada dowladda Afghanistan iyo Taliban ayaa wada gaaray heshiis hor u dhaca ah oo ku saabsan wadahadalada nabadda ee u dhexeeya labada dhinac, waa heshiiskii q...
Muqdisho (SONNA)- Sanad walba 3-da December waxaa la xusaa maalinta caalamiga ah ee loo aqoonsaday in ay leeyihiin dadka naafada ah, waxaana Qaramada Midoobay u asteysay maalinkan ...
Tal-aviv-(SONNA)-Kumanaan shacab reer israa’iil ah ayaa dhowr magaalo oo maamulkaasi ka tirsan ka dhigay dibadbaxyo ay ku dalbanayaan in uu is casilo Ra’iisalwasaare Benjamin Netan...