Legos (SONNA)-Dawladda Nigeria ayaa garoomadeeda diyaaradaha ka xanibtay ilaa 10-shirkadood oo duulimaadyadyo shacab ku imaan jiray Nigeria, ka dib dib u eegis lagu sameeyey sharka...
Muqdisho (SONNA)-Hey’adda xuquuqda aadnaha ee Human rights watch ayaa maanta sheegtay in shaqaalaha caafimaadka dalka Suuriya ay u dhimanayaan cudurka COVID-19.
Hey’addu waxay t...
Christchurch-(SONNA) Maxkamadda sare ee dalka dalka New Zealand ayaa saaka xabsi daa'in aan damiin lahayn ku xukuntay Brenton Tarrant, oo sanadkii hore Muslimiin fara-badan ku laay...
Washigton- SONNA- Xisbiga dimuqraadiga ee dalka Maraykanka ayaa xalay si rasmi ah ugu dhawaaqay, in Joe Biden uu yahay musharraxooda doorashada madaxtinmada Mareykanka ee dhici doo...
Washington-SONNA- Madaxwaynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in dalkiisa todobaadka soo socda uu dib u cusboonaysiinayo cunaqabatayntii hubka ee saarnayd dalka iiraan, isag...
Moscow-(SONNA)-Wasiirka arrimaha dibedda Ruushka, Sergey Lavrov ayaa sheegay Dowladda in ay dib u fureyso safaaradeedii Tripoli, maadama ay si kumeel ah howlaheeda ugu fulin jirtay...