Islamabad (SONNA)- Ra’iisul wasaaraha dalka Pakistan Cimraan Khaan ayaa ku tilmaamay India in ay tahay dal maalgelineya islaam naceybka, taas oo abuuraysa kala fogaansho, waxaa uu ...
MOMBAY-(SONNA)-Dhismo 3-dabaq ah oo ku yiillay duleedka Magaalada Mombaay ayaa horantii saaka burburay ,halkaasi oo ay ku dhinteen llaa 8-ruux,sida laga soo xigtay warar ka soo bax...
Washinton-(SONNA)-Madaxweynaha Dalka Mareykanka ayaa sheegay in todobadka soo socda uu magacaabi doono haweeneey badasha xilka ama jagada ay baneysay guddoomiyihii hore ee Maxkamad...
Ankra (SONNA)- Turkiga ayaa jimcihii diiday eedeynta uga timid guddiga sare ee xuquuqul insaanka QM oo ku aadan xadgudubyo ka dhan ah bini’aadanimada oo Turkiga ka geystay dalka Su...
Tokyo (SONNA)...Aqalka hoose ee baarlamaanka dalka Japan ayaa maanta oo arbaco ah u doortay Yoshihide Suga in uu noqdo ra’iisul wasaaraha cusub ee dalkaas. Ninkan ayaa kamid ah was...
Doha (SONNA)- Midowga Caalamiga ah ee Culimada Muslimiinta ayaa si rasmi u muujiyay dareenkiisa ku aaddan heshiiska Dowladda Baxrayn ay la gashay Israel, kaas oo ay ku tilmaameen i...
TOKIYO-(SONNA}- Yoshihide Suga ayaa loo doortaqy in uu noqdo hogaamiyaha xisbiga haya talada Japan ee Liberal Democratic (LDP), doorashadaan oo dhabaha u xaaraysa in uu noqdo ra’ii...
SANCA-(SONNA)- Isbahaysiga milatari ee Sucuudiga iyo imaaraatka carabta ayaa xalay weerar cirka ah ku qaaday dhowr bar-tilmaameed oo ka tirsan caasimadda Sanca,sidoo kale waxaa lag...
Kinshasa-(SONNA)-Ugu yeraan 50 qof ayaa laga cabsi qabaa in ay dhinteen ka dib markii uu ku dumay god macdanta laga qodo bariga jamhuuriyadda Demoqraadiga Congo, sida ay sheegeen s...
DOHA-(SONNA)- Waxaa maanta magaalada Dooxa ee dalka Qadar ka furmay wadahadalladii nabadda ee u dhaxeeyay dowladda Afganistaan iyo ururka Taalibaan.
Wadahadalladaan oo lagu tilm...
Riyadh-(SONNA)- Boqorka Sacuudi-Arabiya Salmaan bin Cabdilcasiis ayaa madaxwaynaha Maraykanka Donald Trump u sheegay in wadamada Khaliijka ay doonayaan xal caadil ah oo kama danbay...