Muqdisho.(SONNA):- Andrei Kelin oo ah Safiirka Ruushka u fadhiya Britain ayaa sheegay in aysan suurta gal ahayn in dalkiisa uu adeegsan doono hubka Nukliyeerka ee 'Taatikada ah' xi...
Muqdisho.(SONNA):- Ciidamada Ukraine ayaa laga yaabaa inay ka baxaan magaalada Severodonetsk, ee dhacda bariga dalkaasi Ukraine, taasoo ciidamada Ruushka ay ku dhow yihiin in ay ha...
Muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa gaaray dalka Japan. Waa lugtii labaad ee booqashadan oo ah tii u horreysay ee Biden uu Asia ku tago illaa intii uu madaxweyn...
Muqdisho.(SONNA):- Hogaamiyaha Bosnia Milorad Dodik, ayaa u sheegay madaxweynaha golaha Yurub Charles Michel in Bosnia ay u baahan tahay inay ilaaliso dhex-dhexaadnimada oo aysan k...
Muqdisho(SONNA):-Dowladda Ingiriiska ayaa hambalyo u dirtay mudane Xasan Shiikh Maxamuud oo mar kale loo doortay madaxweynaha Soomaaliya.
“Hambalyo Xasan Shiikh Maxamuud oo mar ...
Machadka daraasaadka dagaalka ayaa sheegay in ciidamada Ruushku ay u badan tahay inay gacanta ku hayaan dhammaan deegaanada ay ka kooban tahay magaalada Rubizhne.
Mac-hadka ayaa...