Home Wararka Caalamka

Caalamka

Saddex Qof oo ku dhimatay mudaharaadyada ka socda Dalka Suudaan

Khartum-(SONNA)-Ugu yaraan Saddex Qof oo rayid ah ayaa ku geeriyootay, tiro intaa ka badanna way ku dhaawacantay , Mudaharaadyo ka socday Magaalada Labaad ee ugu weyn Dalka Suudaan...

Ruwanda oo joojisay daawooyinka loo adeegsado caddeynta jiirka Dadka

Kigali(SONNA) Saraakiiisha caafimaadka dalka Ruwanda ayaa joojiyay dhamman daawooyinka iyo Kareemka loo adeegsado caddeynta jiirka bini’aadanka. Kareemka lagu caddeeyo jirka ayaa ...

Ciidamada Gabon oo Afgambi ku qabsaday qeybo ka mid ah dalkaasi

Ciidamada dalka Gabon ayaa lagu waramayaa in ay ku dhaaqaaqeen afgami ,isla markaana ay shaaca ka qaadeen in ay aasaasayaan gole soo celiya rajada,ka dib kolkii ay la wareegeen xar...

Shil Dad ay ku dhinteen oo ka dhacay Thailand

Bangkok -(SONNA)-Ugu yaraan Lix qof ayaa ku dhimatay halka 50 kalana ay ku dhaawacmeen  shil baabuur oo ka dhacay dalka Thailand, kadib markii baabuur Bas ah oo waday dalxiisayaal ...

Qarax khasaare dhaliyay oo ka dhacay Caasimadda Masar

Qaahiro(SONNA) Wararka ka imaanaya magaalada Qaahira ee Dalka Masar ayaa sheegay in qarax sababay khasaare dhimasho iyo dhaacay uu ka dhacay gudaha caasimadda dalkaasi. Laba kamid...

Ilhaan Cumar oo loo dhaariyay xubin-nimada Kongareeska Maraykanka

Ilhaan Cumar oo asal ahaan ka soo jeedda Soomaaliya ayaa si rasmi ah loogu dhaariyay in ay ka mid noqoto Kongareeska Dalka Maraykanka, markii ay November 2018-kii ku guuleysatay Ko...

Qoomiyadihii ku barakacay gudaha Itoobiya oo dib ugu laabanaya degaannadoodii ho...

Addis ababa-(SONNA)-In ka badan 400,000 oo ku barakacday gudaha Dalka Itoobiya ayaa dib ugu noqonaya goobihii ay ka kala yimmaaddeen oo u badan xadka kala qaybiya Soomaalida iyo Or...