Home Wararka Caalamka

Caalamka

Rabshado ka taagan degaannada Oromada ee Dalka Itoobiya

Addis Ababa-(SONNA)- Ugu yaraan 10 degaan oo ka tirsan Gobolka Oromada ee Dalka Itoobiya ayaa waxaa ka jira kacdoon ku saleysan fidinta Dhulka ay ku fadhido Caasimadda Addis ababa....

Madaxda Mareykanka & W/Kuuriya oo ku fashilmay in ay gaaraan heshiis

Hanoi-(SONNA)-Kulankii u dhaxeeyay madaxda  Trump iyo Kim aysan lagu waramay in aysan jirin wax heshiis ah oo la gaaray ka dib kolkii madaxweynaha Maeykanka uu ku gacanseyray dalab...

Muwaaddin Soomaaliyeed oo lagu Maxkamadeynayo Dalka Maraykanka

USA-(SONNA)- Cabdi Yuusuf Xasan, oo ah muwaaddin Soomaaliyeed, ayaa la soo taagay Maxkamad ku taalla Dalka Maraykanka, markii lagu eedeeyay Afduub wariye oo ka dhacay Gaalkacyo Jan...

Iiraan oo Israa’iil ugu baaqday in ay joojiso faquuqa ay ka waddo Qudud

Tehran-(SONNA)-Dowladda Iiraan ayaa cambaarayn kulul dusha uga tuurtay falalka gurracan ee ay Isr’ail ka waddo Masjidka barakaysan ee Al-Aqsa. Waxanay xukuumadda Tehraan ugu baaqd...

Madaxweynayaasha Turkiga iyo Maraykanka oo ka wada hadlay xaaladda Suuriya

Ankara-(SONNA)-Madaxweynaha Dalka Turkiga, Recep Tayyip Erdogan  iyo dhiggiisa Dalka Maraykanka, Donald Trump, ayaa ka wada hadlay qorshaha ay xukuumadda Washington Ciidamadeeda ka...

QM iyo Ethiopia oo ka wada hadlay xoojinta xuquuqul Insaanka

Addis ababa-(SONNA)-Madaxa hay’adda xuquuqul Insaanka ee Qaramada Midoobay , Michelle Bachelet, ayaa sheegtay in Xafiiskeeda uu Dowladda Itoobiya ka caawin doono caqabadaha ka hays...

Raashiya oo sheegtay inaysan Safaaraddeeda Tel Aviv u rari doonin Qudus

Tel Aviv-(SONNA)- Safiirka Dowladda Ruushka u fadhiya Magaalada Tel Aviv, ee Caasimadda Dalka Israel, Anatoly Viktorov, ayaa sheegay inaysan xukuumadda Moscow diyaar u ahayn in ay ...

Boliiska Hindiya oo qabtay Khaad loo ekeysiiyay Shaah

New Delhi-(SONNA)-Boliiska Garoonka Diyaaradaha Delhi Airport ee Dalka  Dalka Hindiya, ayaa Gacanta ku dhigay 600 kg oo Khaad ah, laguna soo qariyay 17 Baakid oo ah kuwa Shaaha lag...

Maxkamad ku taalla Kenya oo sii deysay Saddex Qof oo loo haystay in ay ka tirsan...

Nairobi-(SONNA)-Maxkamad ku taalla Magaalada Nyeri, ee Dalka Kenya ayaa sii deysay Saddex Qof oo loo heystay in ay ka tirsanaayeen kooxdii weerarka ka geysatay dhismaha Dusit D2 Na...

Milliteriga Suudaan: Ma oggolaan doonno in Dalka la bur-buriyo

Khartuum-(SONNA)-Taliyaha guud ee Ciidanka difaaca Suudaan, Jeneraal, Kamal Abdul Macruuf, ayaa sheegay in aysan oggolaan doonin in la bur-buriyo Dalka, Qarankana la fashilyo. Tal...

Dibedbaxyo ka socda Dalka Venezuela

Caracas-(SONNA)-Dhaqaatiirta, ganacsatada iyo shaqaalaha kale ee Dowladda Venezuela ayaa dibadbaxyo ballaaran ka dhigaya Magaalooyinka waweyn ee Wadankaasi, waxanay codsanayaan in ...

Saddex Qof oo ku dhimatay mudaharaadyada ka socda Dalka Suudaan

Khartum-(SONNA)-Ugu yaraan Saddex Qof oo rayid ah ayaa ku geeriyootay, tiro intaa ka badanna way ku dhaawacantay , Mudaharaadyo ka socday Magaalada Labaad ee ugu weyn Dalka Suudaan...