Aadan Sooyaal

Shirka dib u heshiisiinta Galmudug oo gabagabo ku dhow

Dhuusamareeb-(SONNA)-Gudoomiyaha Guddiga dib u heshiisiinta Galmudug C/raxmnaan Macallim C/llaahi (Baaddiyoow), ayaa sheegay in uu gabogabo yahay shirkii ay isugu yimaadeen Beelaha...

Ciidamada Soomaaliya oo ku Guuleystay joojinta colaad ka soo cusboonaatay Balanb...

Dhuusamareeb-(SONNA)-Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya qaboojiyay xiisad colaadeed oo mar kale kasoo cusboonaatay degaanno hoos taga Degmada Balanballe ee Gobolka Galgaduud. ...

Tababar loo soo xiray Ciidammo Boolis ah oo ka howl-galaya qeybta guud ee G/Bana...

Muqdisho-(SONNA)-Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed General; Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar), ayaa tababar u soo xiray Ciidamo ka tirsan Booliiska Gobolka Banaadir. Ciidamada...

Soomaaliya oo guulo kasoo hoysay Shir-weynaha Isgaarsiinta Adduunka+sawirro

Budapest-Hungary-(SONNA)-Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada, Eng; Cabdi Canshuur Xasan ayaa sheegay in Soomaaliya ay guulo la taaban karo ka soo hoysay Shirweynaha I...

Howl-gallada CXDS ee ka socda Gobolka Sh/hoose oo lagu baahinayo Sh/dhexe

Jowhar-(SONNA)-Weerarrada iyo howl-gallada ka dhanka ah Argagixisada Al-Shabaab ee haatan ka socda Gobolka Shabeellada hoose ayaa lagu wadaa dhowaan in lagu baahiyo Gobolka Sh/dhex...

Al-Shabaab oo uu jab xooggan kasoo gaaray howl-gal ay CXD ka fuliyeen degaanka J...

Marka-(SONNA)-Howl-gallo baaxad leh oo ay Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan guutada 14 Oktoobar ka fuliyeen degaanka Jilib Marka ee Gobolka Shabeellada hoose ayaa lagu...

Dowladda Soomaaliya oo joojisay heshiisyadii tijaabada bedqabka Gaadiidka

Muqdisho-(SONNA)-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dib uga noqotay dhammaan heshiisyadii bedqabka Gaadiidka ee ay la gashay Shan shirkadood, kuwaas oo horay loo siiyay ruqsadda k...

Ra’iisul wasaare Kheyre oo la kulmay Haweenka Koofur Galbeed

Baydhabo-(SONNA)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya mudane; Xasan Cali Khayre, ayaa Haweenka Koofur Galbeed ku boorriyay in ay codkooda kor u qaadaan, si ay u qaataan doorkooda ku aadda...