Aadan Sooyaal

Dowladda iyo Culumada Soomaaliyeed oo u midoobay sidii loo ciribtiri lahaa fikir...

Muqdisho-(SONNA)-Shirka Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Culimaa’udiinka Soomaaliyeed oo lagu gorfeynayo sidii loo ciribtiri lahaa fekerka gurracan ee xagjirnimada iyo waafajinta...

Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed oo maalintii labaad galay

Muqdisho-Shir weynaha Culimada Soomaaliyeed oo maalintii 2-aad ka socda Muqdisho ayaa maanta diiradda lagu saarayaa sharciyadda dagaalka lagula jiro Khawaariijta. Shirka ayaa si...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kormeeray Isbitaalka gobolka Baay iyo xerooyinka bara...

Baydhabo-(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehelinayo Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Koonfur-galbeed Mudane Cabdicasiis Xa...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhagax dhigay madaxtooyada JFS ee magaalada Baydhabo

Baydhabo-(SONNA)-Madaxweynaha JFS mudane, Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo madaxweynaha maamulka koofur galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta dhagax dhigay ...

Ciidanka XDS oo deegaanka Xawaadleey ku dilay 25 ka tirsanaa khawaarijta

Jowhar-(SONNA)-Howlgal ay wadajir u fulinayaan Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sirdoonka Qaranka NISA iyo saaxiibbada Caalamiga ah ayaa ka socda nawaaxiga deegaanka Xawaadlee...

Soomaaliya iyo Imaaraat-ka oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dowladood

Muqdisho-(SONNA)- La taliyaha xafiiska Ra’iisul wasaaraha ee arrimaha Carabta iyo Islaamka, Cumar Carab Ibraahim ayaa xarunta Safaaradda Imaaraat-ka ee Muqdisho kula kulmay Danjira...

ATMIS oo CXD ugu hambalyeeysay xoreynta magaalooyinka Ceeldheer, Galcad iyo Xara...

Muqdisho –(SONNA)- Ergayga Gaarka ah ee Guddoomiyaha Golaha Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya ahna Madaxa Howlgalka KMG Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) Danjire Maxamed Al-...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Madaxweynaha maamulka koofur galbeed+Sawirr...

Baydhabo-(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehlinayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudan...

Khawaariijtu waxay dagaal la gashay cidkasta oo damiir leh

Maqaal-(SONNA)-Kooxda khawaariinta arxanka daran waxay ku marmarsiyoon jireen keliya in ay dilaan dadka ku nool gobollada iyo degmooyinka dowladdu ka taliso, balse taas waa ka fog ...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulamo kala duwan la qaatay ka qayb galayaasha Shirka...

Muqdisho-(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh oo maalintii labaad ku sugan Magaalada Baydhaba ee Xarunta ku meel gaarka ah ee Dowlad Gobolee...

Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka Xasan Cali Kheyre oo bogaadiyay howl-gallada k...

Muqdisho-(SONNA)-Ra'iisul wasaarihii hore ee dalka MD Xasan Cali Khayre ayaa Bogaadiyay Howlgallada Ciidamada Qaranka iyo xooggaga deegaanku Khawaarijta uga xoreeyeen Xarardheere,G...

Maamulka Gobolka Banaadir oo dhir kala geddisan ku wareejiyay qaar ka mid ah Deg...

Muqdisho-(SONNA)-Agaasimaha Waaxda Dhireynta iyo Jardiinooyinka Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar Marwo, Kheyrto Aweys Shariif ayaa dhir kala geddisan ku wareej...