Aadan Sooyaal

Al-Shabaab oo uu jab xooggan kasoo gaaray howl-gal ay CXD ka fuliyeen degaanka J...

Marka-(SONNA)-Howl-gallo baaxad leh oo ay Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan guutada 14 Oktoobar ka fuliyeen degaanka Jilib Marka ee Gobolka Shabeellada hoose ayaa lagu...

Dowladda Soomaaliya oo joojisay heshiisyadii tijaabada bedqabka Gaadiidka

Muqdisho-(SONNA)-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dib uga noqotay dhammaan heshiisyadii bedqabka Gaadiidka ee ay la gashay Shan shirkadood, kuwaas oo horay loo siiyay ruqsadda k...

Ra’iisul wasaare Kheyre oo la kulmay Haweenka Koofur Galbeed

Baydhabo-(SONNA)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya mudane; Xasan Cali Khayre, ayaa Haweenka Koofur Galbeed ku boorriyay in ay codkooda kor u qaadaan, si ay u qaataan doorkooda ku aadda...

Xeer illaaliyaha Guud ee Qaranka oo gaaray magaalada Baydhabo “SAWIRRO”

Muqdisho (SONNA)- Wafdi uu hogaaminayo Xeer ilaaliyah Guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Daahir ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xaruunta Gobolka Baay, waxaana garoonka diya...

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Booqday Ciidamo La Qarameynayo, Loona Diyaarinayo Xor...

Xudur (SONNA)- Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta booqasho ugu tegay ciidamada xoogga dalka ee qeybta ka qaatay xoreynt...

215 qof oo u fadhiistay imtixaan Garsoorenimo “SAWIRRO”

Muqdisho (SONNA)- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Mudane Baashe Yuusuf Axmed ayaa daahfuray Imtixaan ay u fariisteen 215 qof oo loo galayey 40 jago Garsoorenimo, kuwaaas oo l...

Taliska CXDS iyo Maamulka Gobolka Shabeelaha Hoose oo ballanqaaday in ay cirib t...

Shabellada Hoose (SONNA)- Guddoomiyaha Gobolka Shabeellada Hoose, Ibraahim Aaden Cali (Najax) oo uu wehliyo Taliyaha Guutada 14-ka Oktoobar Gaashaanle dhexe , Axmed Cabdi Cali (Gaa...

Ra’iisul Wasaare Khayre: Wadajirka Reer Xudur Cadawga Isaga Dul Qaadeen Oo Amnig...

Muqdisho (Xudur)- Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre oo bulshada Xudur kala qayb galay munaasabad ay kusoo dhaweynayeen wafdiga uu hoggaa...

Hogaamiyaha Falastiin oo ku hanjabay inuu ka bixi doona heshiisyadii ay la galee...

Muqdisho (SONNA)- Madaxweynaha Falastiin Maxamuud Cabaas ayaa ku hanjabay inuu ka baxayo heshiisyadii ay la galeen Isra’iil, haddii uu Benyamiin Netanyahu uu oofiyo balanqaadkiisii...

Shir looga hadlayo arrimaha Deyn cafinta Soomaaliya oo ka socda Addis-ababa

Addis-ababa (SONNA)-Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Cabdiraxmaan Ducaale Beyle iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Magaalada Adis-Ababa ee dalka Itoobiya ku...

Soomaaliya oo Wareejisay Hogaanka Shirka Golaha Wasiiradda Arrimaha Dibadda ee J...

Muqdisho (SONNA)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa wareejiyey Hoogaanka Shirka Golaha Wasiiradda Arrimaha Dibadda ee Jaamacadda Carabta...

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo Xudur kula kulmay Gudoomiyaasha degmooyinka Bakool &#...

Xudur (SONNA)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo ku sugan Magaalada Xudur ee xarunta gobolka Bakool ayaa magaaladaas waxaa uu kullan k...