Muqdisho- (SONNA)- War ka soo baxay beesha caalamka ayaa lagu taageeray Shirka dib u heshiisiinta beelaha dega deegaannada dowlad gobolleedka Galmudug,iyadoo lagu soo dhaweeyay dad...
Muqdisho-(SONNA)- Maxkamadda Darajada Koowaad ee ciidamada qalabka ayaa dil toogasho ah ku xukuntay askari ka tirsan Ciidamada dowladda oo 17-kii bishii June 2018 ku dilay degmada ...