Mohamed Abdukadir Socdaal

Ra’iisul wasaaraha dalka oo ka tacsiyeeyay geerida taliye ku-xigeenkii qey...

Ra'iisul wasaaraha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa tacsi udiray qoyskiisii & bahda Booliska Soomaaliyeed ee uu ka baxay taliye ku-xigeenkii...

Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha DFS oo ka tacsiyeeyey geerida Taliye xigeenki...

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Jen. Mukhtaar Xuseen Afrax ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray, qoyska, caruurta, ehallada, Ciidanka Booliis...

Madaxweynaha Dalka oo Ubax dhigay Taallada SYL

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo weynaynaya doorka dhallinyarada Soomaaliyeed ee xorriyadda, midnimada iyo dowlad-dhiska dalk...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo ka qeyb galay Qado Sharaf uu u sameeyay MD Jabuuti mad...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay munaasabad qado Sharaf ah oo madaxweeynaha Jamhuuriyadda Djibouti Ismaaciil Cuma...

MD maamul-goboleedka Jubaland oo la kulmay Taliyaha howlgalka Maraykanka ee Afri...

Madaxweynaha maamul-goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa kulan la qaatay Taliyaha howlgalka Maraykanka ee Africom Jeneraal Stephen Townsend, oo booqasho ku yimid Ju...

Wasiirka Qorsheynta Soomaaliya oo kulamo la qaatay Wasiiro ka tirsan dowladda Ug...

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee XFS Mudane Jamaal Maxmed Xasan oo uu wehliyo Danjiraha Safaaradda Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaliya ee Da...

Ciidanka Xooga oo hawlgalo lagu burburinayo Argagixisada Al-Shabaab ka fuliyay T...

SONNA (MUQDISHO) Ciidanka Xoogga dalka gaar ahaan Guutada 5-aad Qeybta 27-aad oo saacadihii la soo dhaafay howlgallo lagu burburinayo Argagixisada Al-Shabaab ka sameeyay Tuulada Qu...

Wasiirka Warfaafinta JFS oo beeniyay Wararka sheegaya in Doxa ay ku kulmayaan MD...

SONNA (MUQDISHO) Wasiirka Warfaafinta JFS mudane Cismaan Abokor Dubbe oo qoraal ka soo saaray warar been abuur ah oo sheegayay in Doxa ay ku kulmi doonaan Madaxweynaha Dalka Mudane...

Xafiiska Warfaafinta Madaxtooyda Soomaaliya oo sanadkii Afaraad ciidsiiyay Agoon...

SONNA (MUQDISHO) Xafiiska Warfaafinta iyo xiriirka warbaahinta madaxtooyada Soomaaliya ayaa maanta u qeybiyay lacago ay uga qeyb galaan farxadda maalmaha Ciidul fidriga caruurta Ag...

Taliyaha Ciidanka Booliiska oo kulan la qaatay Madaxweynihii hore ee dalka Sh. S...

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Generaal Hijaar oo ay weheliyeen saraakiil ka tirsan Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa hoygiisa ku booqday Madaxweynihii Hore ee Dalka M...

Wasaaradda Arimaha Gudaha oo qabatay Kulan lagu dhameystirayo la tashiga Siyaasa...

SONNA (MUQDISHO) Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS ayaa qabatay Kulan lagu dhameystirayo la tashiga Siyaasadda Diiwaangelinta Madaniga. Kulanka w...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo kormeer ku tegay goobaha uu fatahaadda ka sameeyay ...

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta gaaray magaalada Jowhar ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Hirshabeelle. Madaxweynaha oo socdaa...