Mohamed Abdukadir Socdaal

Wareegii labaad ee doorashada oo soo gabagaboobay.

SONNA (MUQDISHO)- Waxaa soo gabagaboobay wareegii Labaad ee doorashada Madaxweynaha Soomaaliya oo ay ku tartamayeen afar Musharax kuwaa oo ka soo gudbay wareegii koobaad oo ay wada...

Waa sidee jawiga magaalada Muqdisho oo ay ka socoto doorashada Madaxweynaha, qaa...

SONNA (MUQDISHO)- Maanta oo 15ka May ah waxa ay ku beeganayd Maalintii dhalinyarada Xornimo doonka ee SYL, sidoo kale na waxa ay ku beegan tahay maalinta ay guddiga doorashooyinka ...

Wareegii koowaad ee doorashada oo soo gabagaboobay.

SONNA (MUQDISHO)- Waxaa soo gabagaboobay wareegii koobaad ee doorashada Madaxweynaha Soomaaliya, taa oo soo bilaabatay 2dii duhurnimo ee maanta. Waxaa Doorashadan ku tartamayay ...

Dhamaan Dulimaadyada garoonka Adan Cadde oo hakad la galiyay

SONNA (MUQDISHO)- Mareeyaha Garoonka Diayaradaha Muqdisho ayaa sheegay in hakad lagaliyay dhamaan Dulimaadyada garoonka Diyaaradaha Adan Cadde ee magaalada Muqdisho. Maareeye Ca...

Saacadda Bandowga oo dib loo dhigay ilaa 1da Habeenimo

SONNA (MUQDISHO)- Booliska Soomaaliya ayaa sheeciyay in la kordhiyay waqtiga uu dhaqangalayo Bandoowga, dadweynuhuna ay adeegan karaan Caawa illaa 1:00Am. Taliyaha Booliska Soom...

Guddiga doorashada Madaxweynaha oo soo saaray Habraaca Amniga Doorashada Madaxwa...

SONNA (MUQDISHO)- Guddoomiyaha Guddiga Baarlamaanka ee Doorashada Madaxwaynaha Mudane Cabdiqani Geelle Maxamed ayaa farriin u diray Bulshada iyo daneeyayaasha Doorashada. Waxa u...

Guddoomiyaha Aqalka sare iyo Wakiilka Qaramada Midoobe oo ka wada hadlay arimaha...

SONNA (MUQDISHO)- Guddoomiyaha Aqalka Sare BFS Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi wuxuu maanta kulan la qaatay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan. ...

Diiwaangelinta Musharaxiinta Madaxweyne ee JFS oo bilaabatay

SONNA (MUQDISHO)- Waxaa maanta bilowday Is diiwaan gelinta Musharixiinta u tartama xilka Madaxweynaha Soomaaliya. ilaa hadda waxaa shahaadooyinka Musharaxnimo qaatay Musharixiinta ...

Maxaa laga bartay Shantii sano ee tagtay,maxaa se laga filan karaa Aqalka sare a...

SONNA (MUQDISHO)- Guddoomiye Cabdi Xaashi Cabdillaahi oo markii labaad noqday guddoomiyaha aqalka sare ayaa markii ugu horeysay wareysi gaar ah siiyay Warbaahinta Qaranka dib u doo...

Habraaca iyo Shuruudaha laga rabo Murashaxiinta xilka Madaxwaynaha JFS

SONNA (MUQDISHO)- Guddiga isku dhafka ah ee qabanaya doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa soo saaray Shuruudaha laga rabo Musharaxa u tartamaya Qabashada xilka Madaxweynenimo ee...

Guddoomiyaha Aqalka sare oo amniga doorashooyinka kala hadlay Taliyeyaasha CXD i...

SONNA (MUQDISHO)- Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Dalka Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Gen. Odawaa Yuu...

Ra’iisul wasaaraha dalka oo la kulmay Guddoomiyaha Aqalka Sare

SONNA (MUQDISHO)- Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Guddoomiyaha Aqalka Saree e BJFS Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo uu ku bogaadiyay dib u door...