Mohamed Abdukadir Socdaal

Ra’iisul wasaaraha XFS oo magacaabis iyo isku beddalid ku kala sameeyay Wa...

SONNA (MUQDISHO)- Wareegto uu soo saaray Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayuu Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah XFS ugu magacaabay Mudane Ca...

Ra’iisul wasaare Rooble oo magacaabay guddiga fulinta ee ilaalinta dhulka ...

MUQDISHO (SONNA)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya ayaa magacabaya gudiga fulinta wareegtadii madaxweynaha ee ilaalinta dhulka danta guud. Guddiga Fulinta ...

Gollaha Wasiirada XFS oo magacaabay Agaasimeyaasha Laba Hay’adood

MUQDISHO (SONNA)-  Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulan ay maanta yeesheen ku ansixiyay magacaabista Agaasimaha Guud ee Hay' adda Socdaalka & linsiyadda oo loo magacaabay Cabdulqaa...

Wasiirka Xanaanada Xoolaha Soomaaliya oo dhigiisa Sucuudiga kala hadlay dhoofka ...

MUQDISHO (SONNA)- Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Dowladda Federalka Soomaaliya, Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen iyo wafdi uu hogaaminayo oo casumaad rasimi ah ka helay ...

Wasiirka Amniga oo shir guddoomiyay Shirka Toddobaadlaha ee Hay’adda Socda...

MUQDISHO (SONNA)- Wasiirka Amniga Gudaha XFS Xil. Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa shir gudoomiyay shirka todobaadlaha ee Hey'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya oo ka dhacay xar...

Xoghayaha joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha oo guddoomiyay shirka Agaas...

MUQDISHO (SONNA)- Xoghayaha joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Dr.Mohamed Ibrahim Nuur ayaa maanta guddoomiyay shir ay ka soo qeyb galeen agaasimeyaasha guud ee Wasaaradaha...

Xaflad loogu mahadcelinayo wafdigii Maxkamadda ICJ guusha kala soo noqday oo ka ...

MUQDISHO (SONNA)- Munaasabad loogu mahad celinayo wefdigii Soomaaliya ku matalayay dacwaddii baddeenna uuna goobjoog ka yahay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka socota ...

Booliiska gaarka ah ee la dagaalanka argagixisada oo howlgal Qorsheysan ka fuliy...

MUQDISHO (SONNA)- Taliska ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa ka warbixiyay howlgal qorsheysan oo ciidanka gaarka ah ee la dagaalanka argagixisada Booliska ay ka fuliyeen degmada A...

Madaxweyne Farmaajo oo bogaadiyay Bandhig buugeedka Nabadda Galkacyo

MUQDISHO (SONNA)- Madaxweynaha JFS Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray Bandhig Buugeedka Nabadda ee Gaalkacayo, isaga oo dhallinyarada soo qabanqaa...

Ra’iisul wasaare Rooble oo khudbad ka jeediyay Bandhig Buugeedka Nabadda e...

MUQDISHO (SONNA)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo khudbad ka jeediyey Xiritaanka Bandhig Buugeedka Nabadda ee Gaalkacyo Peace Bo...

Ra’iisul wasaare Rooble oo kullan Foggaan-aragga ah la qaatay Masuuliyiint...

MUQDISHO (SONNA)- Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed xuseen Rooble ayaa kulan dhiirrigelin ah habka fogaan aragga kula yeeshay wefdiga DFS ee ka qeyb galaya ku dhawaaqista go’aa...

Wasiirka Ganacsiga oo gaaray Serbia

MUQDISHO (SONNA)- Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Khaliif Cabdi Cumar oo shalay u dhoofay wadanka Serbia oo uu kaga qeyb-galaayo shirka iyo xuska sanad-guurada 60a...