Mohamed Abdukadir Socdaal

Danjiraha Soomaaliya oo khudbad ka jeediyay shirka Maalinta Afrika ee CIFTIS

MUQDISHO (SONNA)- Danjire Cawaale Cali Kullane Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dal waynaha Shiinaha ayaa khudbad muhiim ah ka jeediyay Shirka Maalinta Afrika ee hoos yimaada CIFTIS ...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo la kulmay ku-xigeenkiisa oo Baladweyne Safar shaqo ...

MUQDISHO (SONNA)- Madaxweynaha maamul-goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta kulan la qaatay Madaxweyne Ku Xigeenka Hirshabeelle iyo wafdi uu hogaaminayay...

Madaxweyne Farmaajo oo Madaxtooyada Qaranka munaasabad dhiirri-gelin Xulka ku gu...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka munaasabad dhiirri-gelin iyo maamuus ah ugu sameeyey Xulka ku guulays...

Wasiirka Shaqada iyo arimaha Bulshada oo gaaray dalka Masar

Qaahira (SONNA)- Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa ka qeybgalaya kalfadhiga 47 ee shir-wey...

Wasiiro ka tirsan Dowlad goboleedka koonfur galbeed Soomaaliya oo soo gaaray deg...

MUQDISHO (SONNA)- Wafdigaan heer Wasiir ah oo lagu soo dhoweeyey magaalada Xuddur ayaa waxa horkacayay wasiirka Cadaalada iyo garsoorka dowlad goboleedka koonfur galbeed Xasan Ibra...

Galmudug oo Qorshaynaysa Daahfurka Wajiga 3aad ee Talaalka COVID-19

MUQDISHO (SONNA)- Wasaaradda Caafimaadka Galmudug oo kaashaneysa Hay’adda IRC ayaa Magaalada Dhuusamareeb ku qabatay Madal Dood ah oo looga hadlayay Daah-furka wajiga Sedexaad ee q...

Wasiirka Wasaaradda Gargaarka Jubbaland oo magacaabay guddiga diyaar garowga iyo...

MUQDISHO (SONNA)- Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta musiibooyinka dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Cabdiraxmaan Cabdi Axmed ayaa maanta magacaabay guddiga diyaar garowg...

Ra’iisul wasaare Rooble oo magacaabay guddi soo baarah dadkii Amisom ay ku...

MUQDISHO (SONNA)- Ra'iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Soomaaliya ee Ugandha ayaa sheegay in baaritaan a...

Talaalka COVID19 oo lagu amaray in ay qaatan shaqaalaha Dowladda.

MUQDISHO (SONNA)- Wasiirka Wasaarada Shaqada iyo Arimaha Bulshada XFS oo daahfuray talaalka ayaa ku dhawaaqay in shaqaalaha dowlada Soomaaliya ay Waajib ku tahay inay qaataan talaa...

Ra’iisul wasaare Rooble oo guddoomiyay shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee ...

MUQDISHO (SONNA)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyey Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee Doorashooyinka oo maanta ka f...

Soomaaliya oo qeyb ka noqoneysa Sharciyadda Caalammiga ah ee la Dagaallanka Musu...

MUQDISHO (SONNA)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qayb galaya munaasabadda daah-furka Guddiga Madaxa Bannaan ee La Daga...

Dowladda oo faafaahin ka bixisay duqeyntii maanta Dhagar-qabayaasha Alshabaab la...

Dhuusamareeb (SONNA)- Dowladda Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed ka soo saartay duqeyn maanta lala beegsaday Kooxda Argagixisada Al-shabaab,ciidamada Danab, SNA kuwa saaxibada Soomsa...