Mohamed Abdukadir Socdaal

Jubaland oo sheegtay in ay diyaar u tahay dar-dar gelinta howlaha doorashooyinka...

SONNA (MUQDISHO)- Maamulka Jubaland mar walba waxa ay diyaar u tahay dardar galinta howlaha doorashooyinka oo fursad weyn u ah shacabka Soomaaliyeed inay kaga baxaan xaaladan adag ...

Ra’iisul wasaare Rooble oo kullan la qaatay Wakiilada Beesha Caalamka

SONNA (Muqdisho)- Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan ku qabsoomay Aaladda Fogaan Aragga maanta la yeeshay wakiilada Beesha Caalamka kaas oo ay ka wada h...

Guddiga Maamulka Doorashada Somaliland oo shaaciyay kuraas ay doorashadooda dhaw...

SONNA (MUQDISHO)- Guddiga Maamulka Doorashada Somaliland ayaa shaaciyay 19 kursi ee dhawaan la qaban doono doorashadooda wakhtigayada soo socda.

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo u hambalyeeyay Booliiska Soomaaliyeed

SONNA (MUQDISHO)- Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Gen. Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa hambalyo u diray Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo u dabaldagayo sanada guurda 78-aad e...

Kumaandooska Danab oo Hawlgal qorsheysan ka fuliyay deegaano ka tirsan Jubada Ho...

SONNA (KISMAAYO)- Ururka 5-aad Guutada 16-aad ee Kumaandooska Danab ee XDS ayaa Hawlgal Qorsheysan waxay Ka fuliyeen deegaanada kala ah Mayoondo Dheey, Cabdi Maroodi, Kuboow iyo  D...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka qayb galay shir ay Wasiirrada Arrimaha Dibadda U...

SONNA (ISLAMABAD)- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali ayaa magaalada Islamabaad ee dalka Baakistaan kaga qayb galay, Meertada 17-a...

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya oo gaaray Sacuudiga

SONNA (RIYAD)- Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa gaaray magaalada Riyadh ee xarunta Dalka ...

Afayeenka Xukuumadda oo ka hadlay xil ka qaadista xubanaha Guddiga Xalinta Khila...

SONNA (MUQDISHO)- Afayeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Ibraahim Macalimoo ayaa sheegay in Toddobada Xubnood ee ka tirsanaa guddiga xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka...

Soomaaliya oo dowladda Qadar ugu hambalyeysay maalinta Qaranka.

SONNA (MUQDISHO)- Wasaaradda Arimaha Dibadda Soomaaliya ayaa Hambalyo ku aadan Maalinta Qaranka u dirtay Shacabka Dowladda aan saaxiibaha nahay ee Qadar. Qoraal lagu daabacay ba...

Gollaha u dhexeeya Dowladda Federaalka iyo Maamul goboleedyada dalka ee Waxbaras...

SONNA (MUQDISHO)- Golahau dhexeeya Maamul-goboleedyada iyo dowladda dhexe ee waxbarashada oo ka kooban dowladda federaalka ah, Maamulada xubnaha ka ah federaalka iyo Maamulka Gobol...

Madaxweyne Farmaajo oo kullan la qaatay dhigiisa Ruwanda

SONNA (ISTANBUUL)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan-doceed la qaatay Dhiggiisa dalka Ruwaanda Mudane Paul Kagame oo a...

Ra’iisul wasaaraha dalka oo Baydhabo lagu soo dhaweeyay

SONNA (BAYDHABO)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Baydhaba ee xarunta KMG ee Dowlad...