Naciimo shiino

Midowga Africa oo ka shiraya Xaaladda siyaasaddeed Soomaliya

Muqdisho (SONNA):-Gollaha Amniga iyo Nabadda Midowga Afrika ayaa maanta shir ka yeelanaya xaaladda siyaasadeed ee Soomaliya ka dib codsigii madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya mu...

Madaxweynaha DFS oo tacsi u diray shacabka Chad iyo dawladoodda

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaliya Mudane, Maxamed Cabdallaahi Farmaajo, ayaa tacsiyeeyay shacabka iyo dawladda dalka Chad geerida Madaxweyne  Idriss Deby, oo u dhintay...

In ka badan 2,000 ayaa u dhimtay xanuunka Covid-19 dalka Hindiya

Dalka Hindiya ayaa wararka ka imaanay waxa ay sheegayaan in xanuunka COVID-19 u ku soo laba kacleyay waxa usoo ritay dad farbadan 24kii saacadood ee ugu danbeyay ay u dhinteen 2,02...

Madaxweynaha Koonfur-Galbeed oo shir-guddomiyey kulan amniga looga hadlayay

Baydhabo (SONNA):-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa shir gudoomiyey shirka gollaha amniga dowlad goboleedka K/G, o...

Iran oo ka walaacsan shirka Vienna

Vienna (SONNA):-Xilli galin kii dambe shalay la soo gabagabeeyay wareegii labaad  wada hadaladii ka socday Vienna, kuwaas oo ku saabsanaa heshiiskii Nukliyeerka Iran, ayaa Wararka ...

Wasaaradda Caafimaadka Galmudug oo agab caafimaad kala wareegtay heya’adda kalka...

Muqdisho(SONNA):-Wasaaradda Caafimaadka Galmudug ayaa agab caafimaad oo isugu jira Mishiinada neefta siiya bukaanada iyo dawooyin kala wareegtay Hey'adda Kalkaal si loo gaarsiiyo i...

Tiro maleeshiyada Al-Shabaab  ah oo gacanta lagu dhigay

Muqdisho(SONNA)-Ciidanka Xooga dalka iyo kuwa hawl-galka Midowga Africa ee AMISOM, qaybtooda Burundi ayaa gacanta ku soo dhigay tiro maleeshiyada Al-Shabaab ah kadib markii ay hawl...

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Safiirka ingiriisk...

SONNA (MUQDISHO).Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Mahdi  Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dowladda  UK ee Soomaaliya Mrs. Kate Foster oo ay k...

Prof Mohamed Abdi Gandi oo ku Geeriyooday Dalka Faransiiska

Waa Kuma Prof  Marxuum Mohamed Abdi Gandi, Taariikh Kooban. SONNA (MUQDISHO).Waxaa dalka Faransiiska ku geeriyooday Prof  Mohamed Abdi Gandi, oo ahaa aqoonyahan iyo taariikhyaha...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawl-galo ka fuliyey Hiiraan

Muqdisho(SONNA):. Taliska ciidanka Guutada 5aad Q-27aad ee ciidanka Dhulka XDS ayaa hawlgalo Burburin ah ka sameeyey degaanada Baar, jaambayrow, iyo caloolacad, magaaladda Baladwey...

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Dalka oo Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka dal...

Muqdisho(SONNA):. Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Mahdi Guleed ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Dalka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya Danjire Qin Jian, oo ay ka wada h...

New Zealand oo ku dhawaaqday qorshe ka dhan ah cabista Sigaarka

Dawladda New Zealand ayaa wadaa qorshayaal taxane ah oo looga dan leeyahay sidii sigaar cabista wadanka looga tirtiri lahaa,iyadoo qorshahan ay ku jirto hindise sharci oo mamnuucay...