Naciimo shiino

Guddiga maamulka doorashada Koonfur Galbeed oo qabtay Tartanka kursiga Hop#193

Muqdisho(SONNA):-Guddiga maamulka doorashada ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa qabtay Tartanka kursiga sumadiisa ay tahay Hop#193 oo ay ku tartameen musharaxiinta kala ah...

Faransiiska oo wada hindise heshiis cusub ku dhex marayo midowga yurub iyo Ingir...

Muqdisho(SONNA):-Faransiiska ayaa soo jeedin doona heshiis cusub oo dhexmara Midowga Yurub iyo UK si loo xalliyo arrinta taagan ee muhaajiriinta sharci darrada ah, wasiirka arrimah...

Madaxweynaha Lubnaan oo wada hadal kula yeeshay magaalada Doha Amiirka dalka Qa...

muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha Lubnaan Michel Aoun ayaa wadahadal kula yeeshay magaalada Doha Amiirka Qatar Sheikh Tamim bin Hamad Al-Thani. Tamim ayaa u diri doona wasiirkiisa a...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo caawa guddoomiyay kulan ay habka fogaan aragga ku yees...

Muqdisho(SONNA):-Ra’iisul Wasaaraha XFS ayaa caawa guddoomiyay kulan ay habka fogaan aragga ku yeesheen Golaha Wadatashiga Qaranka oo diiradda lagu saaray daahfurnaanta doorashada ...

MADAXWEYNE FARMAAJO IYO WAFDI UU HOGGAAMINAYO OO GAARAY DALKA QATAR

Muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliso Marwada Koowaad ee Qaranka Marwo Saynab Cabdi Macallin iyo wafd...

Ra’iisul wasaaraha XFS oo habka Fogaan Aragga Shir kula qaatay Gudiyadda D...

Muqdisho(SONNA):-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo habka fogaan aragga shir kula yeeshay Guddiyada Doorashooyinka Heer Federaal, Heer Dowlad-goboleed iyo Xalli...

Madaxweynaha Maamulka Jubaland oo kulan la qaatay wakiilka Midowga Afrika ee Soo...

Muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha Dowlada goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya Danjire Francisco ...

Gudomiyaha Gobolka Mudug oo shir gudoomiyey Shirka Amniga Gobolka

Muqdisho(SONNA):Gudomiyaha Gobolka Mudug Abdirahaman Ali diiriye (isxal) Ayaa shir gudoomiyey Shirka Amniga Gobolka Kaasi lagu Qabtey Xarunta Maamulka gobolka mudug. Waxaana shir...

Wasiirka Caafimaadka XFS oo daahfurtay shirka Wasaaradaha caafimaadka ee maamula...

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federalka Soomaliya Dr Foosiya Abiikar Nuur ayaa maanta furtay shirka wadatashiga Wasaaradaha xub...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo qaabilay wafdi ka socday Dowladda Jarmalka oo soo g...

Muqdisho(SONNA):- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa xalay Caasimadda Muqdisho ku qaabilay wafdi ka socda Jamhuuriyadda Federaa...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo qaabilay Safiirka Turkiga oo ugu yimid booqasho sha...

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta ku qaabilay Muqdisho Safiirka Jamhuuriyadda Turkiga u qaabilsan Jamh...

Ra’iisul wasaaraha XFS oo kulan la qaatay midowga musharaxiinta

Muqdisho(SONNA):-Kulan ay maanta isugu yimaadeen Ra’iisul Wasaaraha XFS iyo Xubnaha Midowga Musharaxiinta ayaa wax ay uga wada hadleen arimaha doorashooyinka dalka . Midowga Mus...