Naciimo shiino

Wasiirka Caafimaadka oo kala wareegtay Dowladda shiinaha Shixnad daawada Talaalk...

Muqdisho(SONNA):-Dowladda Soomaaliya ayaa Gelinkii dambe maanta Guddoontay Shixnad Daawada Talaalka Covid-19 oo ka timid Dowladda Shiinaha. Munaasabadda wareejinta daawada talaa...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa dhagax dhigay dhisme Ganacsi oo Cusub

Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha cusub ee Safaari Aparment...

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah oo qaabilay Taliyaha Guud ...

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta Muqdisho ku qaabilay Taliyaha Ciidamada AMISOM, Janaraal Diomede ...

Maxkamadda gobolka Galgaduud oo dhageysatay dacwad ciqaabeed dil ah+Sawirro

Muqdisho.(SONNA):- Maxkamada Gobolka Galgaduud ayaa maanta fadhigii ugu horeeyay ka yeelatay dhageysiga dacwad ciqaabeed dil ah oo loo heysto eedeysane Cismaan Ciise Afrax oo Xafii...

Diyaargarowga qabashada doorashada golaha shacabka oo laga dareemayo magaalada J...

Muqdisho.(SONNA):- Maamulka Hirshabeelle ayaa qorsheynaya in dhawaan uu bilaabo qabashada doorashada xildhibaanada golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, waxaana si...

Maamulka gobolka Banaadir oo balaarinaya mashaariicda Leerarka Cadceeda ku shaqe...

Muqdisho.(SONNA):- Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xalay kormeeray wadada Janaraal Daa’uud iyo Taalada D...

Saraakiisha Turkiga oo kulan la qaatay wafdi ka socday howlgalka Qaramada Midoob...

Muqdisho(SONNA):-Saraakiisha Turkiga ayaa kulan kula yeeshay magaalada caasimadda ah ee Ankara wafdi ka socday howlgalka Qaramada Midoobay ee Taageerada Liibiya (UNSMIL). Sida l...

Generaal Biixi “Wallaahi Askarigii qof shacab ah xabad ku rida tiirka Maxk...

Muqdisho.(SONNA):- Taliyaha Ciidamada Dhulka Generaal Maxamed Tahliil Biixi ayaa ciidamada Dowladda uga digay in ay dhibaato u geystaan dadka shacabka ah, wuxuuna sheegay in askari...

Madaxweynaha Turkiga oo Istanbul kula kulmay Madaxweynaha Bisha Cas ee Turkiga

Muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa magaalada Istanbul kula kulmay Madaxweynaha Bisha Cas ee Turkiga Kerem Kınık iyo Xoghayaha Guud ee Ururka Caalamiga ...

Ciidamada DANAB oo howlgal ka dhan ah argagixisada ka fuliyay deegaanka Leego

Muqdisho.(SONNA):- Ciidamada Kumaandooska Danab ayaa Howlgal qorsheysan waxay ka fuliyeen deegaanka Leego, halkaas oo ay maleeshiyada Al-Shabaab dadka ku dhibaateynayeen. Ujeedk...

Wasiirka warfaafinta oo khudbad wadaniyada ku saabsan u jeediyay ardayda Soomaal...

Kampala: SONNA-Wasiirka Warfaafinta XFS Sen. Cusmaan Abokar (Dubbe) ayaa khudbaddan ku saabsaneyd wadaniyadda iyo isku xirnaanta ardayda oo ka dhacaysay magaalada Kampala ee caasim...

MADAXWEYNAHA IYO AMIIRKA DOWLADDA QATAR OO KA WADA HADLAY XOOJINTA XIRIIRKA LABA...

Dooxa (SONNA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo safar shaqo ku jooga dalka Qatar ayaa maanta wada hadal la yeeshay Amiirka Do...