Abdukadir Fantastic

Horjoogayaal iyo Maleeshiyaad katirsan Al-shabaab oo lagu Dilay jubbada Hoose.

Muqdisho(SONNA):-Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Darawiishra Maamulka Jubbaland ayaa howlgallo wadajir ah ka sameeyeen degaano ka tirsan Gobalka Jubbada Hoose Saraakiisha h...

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo Kormeeray Xarunta Taliska Guud ee Asl...

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed General Mahad Cabdiraxmaan Aadan iyo taliye ku xigeenka Ciidanka ayaa kormeer shaqo ku tagay xarunta Taliska guud ee Ciidanka Asluubta, iyag...

Taliska Ciidanka Xoogga dalka oo ka warbixiyay howlgaladii u danbeeyay ee gobalk...

Muqdisho(SONNA):-General  Maxamed Tahliil Biixi, taliyaha Ciidanka dhulka oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in dagaaladii Ciidamada xoogga dalka beryahaan ay ka wadeen ...

Wadahadalladii Biyo xireenka Wabiga Niil oo fashilmay

Muqdisho(SONNA):-Wadaxaajoodkii Biyo xireenka Al-Nahda ee u dhaxeysa dalalka, Masar, Suudaan iyo Itoobiya, kana socday Congo, ayaa ku dhammaaday fashil sida ay xaqiijisay Wasaaradd...

Dad ka badan 4,000 oo 24 saac gudahood u dhintay COVID-19

Muqdisho(SONNA):-Wasaaradda caafimaadka Brazil ayaa shaacisay, in 4,195 qof ay 24-kii saac ee lasoo dhaafay cudurka COVID-19 ugu dhimatay guud ahaan dalkaasi, Wasaaraddu waxay shee...

Taliska NISA ee gobalka Banaadir oo helay Xog ku saabsan Horjoogeyaal ka tirsan ...

Muqdisho(SONNA):-Taliska Sirdoonka iyo Nabad Sugida Gobalka Banaadir ee NISA ayaa Helay xog ah in ay dhinteen labo Horjooge oo u qaabilsanaa Al-Shabaab dhagarta Shacabka Gobolka Ba...

Tallaalka Covid-19 oo Maanta si rasmi ah uga biloowday Magaalada Xuddur.

Muqdisho(SONNA):-Ololaha Tallaalka Covid-19  oo maanta laga daahfurey magaalada Xuddur waxaa tallaalka goobta dahfurka ku qaatay xildhibaano ka tirsan dowlad goboleedka Koonfur Gal...

Inka badan 1,800 maxbuus oo ka baxsaday xabsi ku yaala Nigeria

Muqdisho(SONNA):-Maxabiis farabadan ayaa ka baxsaday xabsi ku yaal gobolka Imo oo kuyaala  koonfur bari Nigeria, ka dib weerar ay ku qaadeen dabley hubaysan sida ay sheegeen maamul...

Wadahadalo ku saabsan Nukliyeerka Iiraan oo maanta ka furmay Vienna

Muqdisho(SONNA):-Dhinacyadii ka qeyb galay heshiiska Nukliyeerka ee sanadkii 2015 lagu gaaray caasimada Austria una dhaxeeyay Iiraan iyo kooxda (5 + 1) oo kala ah Mareykanka, Ruush...

Xaalada cudurka Covid-19 ee magaalada Galkacyo oo sii kordheyso

Muqdisho(SONNA):-Duqa Magaalada Gaalkacyo Cabdiraxmaan Sh. Xasan Jimcaale oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in xaalada cudurka Covid-19 ee gobolka ay sii kordheyso. Duqa ...

Tababar xirfadeed Dhuusomareeb loogu soo gabagabeeyey 175 xirfadle.

Muqdisho(SONNA):-Xirfadlayaashan oo tiradoodu dhantahay 175 qof ayaa 165 ka mid ah loo tababarey tacbashada Beeraha waaweyn iyo wax soo saarka Beeraha kooban ee xaafadaha, waxaa si...

Puntland oo sheegtay in degaannadeeda uu ku sii kordhay kiisaska COVID-19

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka wasaaradda caafimaadka Puntland Dr Jaamac Faarax Xasan oo warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa ayaa sheegay in Puntland uu kordhay xanuunka Covid19, waliba...