Abdukadir Fantastic

Shir looga hadlayay Amniga oo lagu qabtay Dhuusamareeb+”Sawirro”

Muqdisho(SONNA):-Kulanka  uu  goob joog ka ahaa  Taliyaha Qaybta 21-aad ciidanka Dhulka xoogga Dalka Gen. Maxamed Cadoow Cali sanka, Taliyeyaasha qaybaha Kala duwan ee Ciidanka xog...

Roobabkii Gu’ga oo Dalka ka Curtay

Muqdisho(SONNA):-Roobka Gu’ga ayaa ka curtay deegaanada gobolka Bakool oo xoolo dhaqatadii mar hore Ka guureen deegaano kale jiilaalka oo dheeraaday iyo biyo la’aan goobihii biyaha...

Carruur ku dhaawacantay Hoobiyaal ay soo rideen Argagixisada Al-shabaab oo Muqd...

Muqdisho(SONNA):-Carruurtani oo ku dhaawacantay Hoobiyaal argagixisada Al-shabaab ku tuureen Dugsi lagu barto Qur’aanka kariimka oo ku yaal gudaha degmada Awdheegle ayaa sacadihii ...

Golaha ammaanka oo ansixiyay xabbad joojin laga hirgeliyo Liibiya

Muqdisho(SONNA):-Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay,  ayaa ansixiyay in dalka Libya laga hirgeliyo xabbad joojin,  isla markaana dalkaas loo direy 60 kormeere oo dusha kala socon...

Gobalka Banaadir oo kulan la qaatay Midowga Dugsiyada Waxbarashada

Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maanta Xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar kulan ku...

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo xukun dil ah ku riday askari katirsan Ciida...

Beledweyne(SONNA):-Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida qeybta 27-aad ee milatariga Soomaaliyeed ayaa xukun dil ah ku riday askari katirsan Ciidamada dowladda ,oo qof Shacab ah ku dil...

Galamudug oo War ka soo saartay Is-risaaseyn dhexmartay Ciidamada Ilaalada Xeeb...

Muqdisho(SONNA):-Maamulka  Galmudug ayaa ka hadalay Is-risaaseeyn dhexmartay Ciidmada Ilaalada xeebaha Galmudug iyo Ciidan la socday Markab si sharci daro ah uga kalluumeysanayay  ...

Ergayga gaarka ah ee qaramada midoobay oo shacabka soomaaliyeed ugu hambalyeyay...

UNSOM(SONNA):-Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, James Swan, ayaa dhammaan umadda Soomaaliyeed uga hambalyeey bilashada Bisha Barakays...

Ciidamada Puntland Oo Gacanta Ku Dhigay Askari Dilay Qof Shacab ah

Bosaaso (SONN):-Taliyaha Booliska Gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamuud oo Warbaahinta la hadalay ay  sheegay In Ciidamada Booliska Magalada Bosaaso ay Gacanta ku dhigeen Askari...

Wasaaradda Gargaarka XFS oo guddoontay qalab Caafimaad+Sawiro

Muqdisho(SONNA):-Wasaaradda Gargaarka iyo Kahortagga Musiibooyinka XFS ayaa maanta Guddoontay agabka loga  Kahortagayo  Covid19  oo ay ku deeqday Dowladda Jibuuti. Munaasabadda War...

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya oo xilka ka qaaday Taliska Booliska Gobalk...

Muqdisho(SONNA):-Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Gen Cabdi Xasan Maxamed Xijaar, ayaa hadda xilka ka qaaday Taliyihii Booliska Gobolka Banaadir Saadaq Cumar Xasan (Saadaq Joh...

Madaxweynaha Masar oo digniin u jeediyay dalka Itoobiya

Masar.(SONNA):-Madaxweynaha dalka Masar Abdel Fattah el-Sisi ayaa sheegay in khiyaar kasta uu u furan yahay ka dib markii ay fashilmeen wada hadaladii u dhexeeyay ka socday dalka C...