Axmed Caato

Turkiga oo soo badbaadiyay in ka badan 200 oo tahriibe

Turky.(SONNA):- Ciidamda ilaalada xeebaha  ee dalka Turkiga ayaa soo badbaadiyay 231 qof oo tahriibe kuwaas oo ay dowladda Giriiggu dib usoo celisay. Dowladda Turkiga ayaa sheeg...

Madaxweynaha Argentine oo laga helay Karoona Fayras

Argentine.(SONNA):- Madaxweynah dalka Argentine Alberto Fernandez ayaa sheegay in laga helay cudurka safmareenka ah ee karoona Fayras. Madaxweynaha ayaa kusoo qoray bartiisa  Tw...

Ra’iisal wasaarihii hore ee Masar oo geeriyooday isagoo 88 jir ah

Masar.(SONNA):- Ra’iisal wasaarihii hore ee Masar Dr kamaal al-Jansuuri ayaa maanta ku geeriyooday isbitaal ku yaal caasimadda dalkaas ee Qaahira. Ra'iisal wasaaraha ayaa u geer...

163 tahriibe oo laga soo badbaadiyay xeebaha Liibiya

Liibiya.(SONNA):- Dowladda Liibiya ayaa sheegtay in lasoo badbaadiyay 163 tahriibe kuwaas oo kusii jeeday qaaradda Yurub. Taliyaha ilaalada xeeabaha Liibiya ayaa sheegay inay ku...

Saraakiil loo xiray isku day afgeni dalka Niger

Niger.(SONNA):- Dowladda Niger ayaa sheegtay in la xiray saraakiil isku dayday subaxnimadii maanta inay sameeyaan afgenbi military. Dowladda ayaa intaas ku dartay in xaaladda da...

Talyaaniga oo ceyriyay diblomaasiyiin Ruush ah

Italy.(SONNA):- Dowladda Talyaaniga ayaa sheegtay inay dalkeeda ka ceyrisay laba xubnood oo ka tirsan ergada diblomaasiyiinta Ruushka ee ku sugan Talyaaniga. Arrintaan ayaa timi...

Rasaas culus oo laga maqlay meel u dhaw  xarunta madaxtooyada Niger

Niger.(SONNA):-Wakaaladda wararka ee Reuters ayaa sheegtay in rasaas culus laga maqlay meel u dhaw madaxtooyada Niger, subaxnimadii maanta. Wararku waxey intaas ku darayaan in r...

Madaxweynaha Tanzania oo u magacaawday wasiirkii maaliyadda madaxweyne ku xigeen...

Tanzania.(SONNA):- Madaxweynaha Tanzania Saamiya Suluhu Xasan ayaa u magacaawday  wasiirka maaliyadda Dr Philip Mpango, inuu noqdo madaxweyne ku xigeenka cusub ee dalkaas. Dr Ph...

Obama ayeeyadiis oo ku geeriyootay galbeedka Kenya

Kenya.(SONNA):- Sarah Obama oo ah ayeeyada madaxweynihii hore ee Mareykanka Barack Obama ayaa ku geeriyootay dalka Kenya iyadoo 99 jir ah. Qaar ka mid ah qoyskeeda ayaa warbaahi...

Madaxweynihii hore ee Madagascar oo geeriyooday

Madagascar.(SONNA):- Madaxweynaha Madagascar Andry Rajoelina ayaa sheegay in madaxweynihii hore ee dalkaas, Didier Ratsiraka geeriyooday. Didier Ratsiraka oo Madagascar soo xuku...

14 qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Indonesia

Indonesia.(SONNA):- Ugu yaraan 14 qof ayaa ku dhaawacmay, qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay albaabka Kaniisad ku taal magaalada Makassar ee  dhacda koofurta Indonesia. Wararku w...

Wasiirada arrimaha dibadda ee Faransiiska, Jarmalka iyo Talyaaniga oo booqasho k...

Muqdisho.(SONNA):- Wasiirada arrimaha dibadda ee dalalka Faransiiska, Jarmalka iyo Talyaaniga ayaa maanta booqasho wada jir ah ku tegay dalka Liibiya. Seddexdaan Wasiir  ayaa la...