Axmed Bile maxamed

MADAXWEYNAHA JFS XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO LA KULMAY KU-XIGEENKA ARRIMAHA SIYAASA...

Muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay wafdi ay hoggaamineyso Ku-xigeenka Arrimaha Siyaasadda ee Xoghay...

Ra’iisul wasaaraha XFS oo magacaabay Gudidda qaban qaabada Toddobaadka xor...

Muqdisho(SONNA):-Ra'iisul wasaaraha XFS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Gudidda qaban qaabada munaasabadaha toddobaadka xoriyadda. Maalmaha toddobaadka xoriyadda Ja...

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha gurmadka abaaraha oo ...

Muqdisho(SONNA):-Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha gurmadka abaaraha Md C/raxmaan C/shakuur ayaa maanta kulan la yeeshay ku xigeenka wasiirka arrimaha di...

Wasiirka caafimaadka oo qaabishay Wafdi ka socday xafiiska heya’adda caafi...

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka, Agaasimaha Guud iyo Qeybaha Wasaaradda ayaa qaabilay Wafdi ballaaran oo ka socday Xafiiska Hay’adda Caafimaadka Aduunka (WHO) ee B...

Ra’iisul wasaare Rooble oo qaabilay safiirka Dowladda Boqortooyada Sacuudi...

Muqdisho(SONNA):-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaabilay safiirka Dowladda Boqortooyada Sacuudiga Carabiya u fadhiya Soomaaliya Mudane Axmed Bin Maxamed A...

Ra’iisul wasaare Rooble oo dalka kusoo dhoweeyey dhigiisa Ethiopia

Muqdisho(SONNA):-Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa dalka ku soo dhaweeyay Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia Mudane Abiy Ahmed oo ka mid ah madaxda caalamka ee dalka u yimid ka ...

Ra’iisulwasaare Rooble oo dalka kusoo dhoweeyey madaxweynaha Jabuuti iyo w...

Muqdisho(SONNA):-Ra’iisul Waaaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo dhaweeyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo soo gaaray Muqdisho si u...

Shirweynaha 8-aad ee Madasha La-dagaalanka Musuqmaasuqa ee Afrika iyo Hey’...

Muqdisho(SONNA):-Shirweynaha 8-aad ee Madasha La-dagaalanka Musuqmaasuqa ee Afrika iyo Hey'adaha Isku-dhafka ah ee (FIGE) ayaa galay maalintiisa saddexaad ee ugu dambeysay. Waxaa m...

Ra’iisul wasaare Rooble oo dalka kusoo dhoweeyey Wasiiru-dowlaha Arrimaha ...

Muqdisho(SONNA):-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo dhaweeyay Wasiiru-dowlaha Arrimaha dibadda Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta Mudane Shakhbout Bin N...

Munaasibada Xafladda Caleemo-saarka madaxweyne Xasan Sheekh oo goor dhow ka furm...

Muqdisho(SONNA):-Munaasibadda caleemo saarka Madaxweynaha 10-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si Rasmi ah uga dhacaysa magaalada...

ERGEYGA GAARKA AH EE ARRIMAHA BANI’AADANNIMADA IYO GURMADKA ABAARAHA, OO KULAN L...

Muqdisho(SONNA):- Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha Md Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa kulan la yeeshay Safiirka Midowga Yurub ee...

ERGEYGA GAARKA AH EE ARRIMAHA BANI’AADANNIMADA IYO GURMADKA ABAARAHA OO KULAN LA...

Muqdisho(SONNA):-Ergeyga gaarka ah ee Arrimaha Bani’aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, Md Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa kulan la yeeshay Safiirka dowladda Shiinaha ee Soo...