Axmed Bile maxamed

Turkiga ayaa diyaarinaya mashruuc cusub oo 1 milyan oo qaxooti Suuriyaan ah ay s...

Muqdisho(SONNA):-Turkiga ayaa diyaarinaya mashruuc cusub oo 1 milyan oo qaxooti Suuriyaan ah ay si iskood ah ugu laabanayaan dalkooda. "Waxaan fulin doonaa mashruucan dhawaan an...

Ra’iisul Wasaaraha XFS waxa uu aad uga xun yahay ficillada gurracan iyo isku da...

Muqdisho(SONNA):-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble waxa uu aad uga xun yahay ficillada gurracan iyo isku dayada is daba joogga ah ee lagu carqaladeynayo habsami u...

Xildhibaanada lagu soo doortay Ceelwaaq oo maant Muqdisho lagu dhaariyey

Muqdisho(SONNA):-munaasibad isugu jirtay Afur iyo dhaarinta 16-kii Xildhibaan ee dhawaan lagu doortay degaan Dooorashada 2aad Jubbaland ee magaalada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo ayaa l...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo magaalada Geneva kula kulmay ergayga gaarka ah ee Dow...

Muqdisho(SONNA):-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Geneva kula kulmay ergayga gaarka ah ee Dowladda UK u qaabilsan Geeska Afrika iyo Badda Cas Danj...

Guddida qaban qaabada Doorshada guddonka aqalka sare oo booqday goobta doorashad...

Muqdisho(SONNA):-Gudidda qaban qaabada Doorashada Guddoonka aqalka sare ayaa kormeer ku tegay Xarunta Teendhada Afisyoone oo beri 26-ka bishan ay ka dhacayso Doorashada Guddoonka a...

Ruushka oo uga digay maraykanka Hubka uu siiyo Ukraine.

Muqdisho(SONNA):-Dowladda Ruushka ayaa Mareykanka uga digtay hubka uu siiyo dalka ukraine warbixin Ruushku soo saaray ayaa loogu baaqay maraykanka inuu joojiyo hubka uu siiyo Ukrai...

Tirada Caruurta ku dhimatay Dagaalka Ukraine oo sii kordhaysa

Muqdisho(SONNA):-Sida ay xaqiijiyeen saraakiisha Sare ee dalka Ukraine Ugu yaraan 215 carruur ah ayaa lagu dilay 391 kalena waa lagu dhaawacay intii uu socday dagaalka Ruushka ee k...

Ra’iisul wasaare Rooble oo hambalyeey Gudiyadda Doorashooyinka iyo xubnaha...

Muqdisho(SONNA):-Ra'iisul waasaraha XFS oo goor dhowed soo saaray qoraal kooban ayaa hambalyo u diray Gudida hirgelinta doodashooyinka Heer fededaal iyo gudidda Doorashooyinka Juba...

Ra’iisul wasaare Rooble oo kulan la qaatay Guddoomiyaha ku-meel gaarka ah ...

Muqdisho(SONNA);-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka Mudane Cabdisalaan Xaaji Axmed Dhabancad oo ay ka wada ha...

Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka XFS oo ka qeyb galay Shirka Ururka Cara...

Muqdisho(SONNA):-Wafdi uu hogaaminayo Mudane Saciid Xuseen Ciid, Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka XFS, ayaa ka qeyb galay Shir ay ku qabaneysay Ururka Carabta ee Horumarint...

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ooshir la qaatay Taliyaha Qaybta Koowaad...

Muqdisho(SONNA):-Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ahna Guddoomiyaha Guddiga Amniga Doorashooyinka, S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar, ayaa maanta shir la qaatay Taliyaha Qay...

Safiirka Soomaliya ee dalka Masar oo la kulmay dhigiisa dalka Burundi

Muqdisho(SONNA):-Safiirka J.F.S ee Masar ahna wakiilka joogtadda ah ee Ururka Jaamacadda Carabta Danjire Ilyaas Sheikh Cumar ayaa maanta Xafiiska ku qaabilay Safiirka dalka Burundi...