Axmed Bile maxamed

Saddex caruur ah iyo laba qof oo kale ayaa ku geeriyooday duqayn ciimada Ruushku...

muqdisho(SONNA):-Shan mayd oo ay ku jiraan saddex carruur ah ayaa laga soo saaray burburka dhisme ku yaal magaalada Chernihiv ee dalka Ukraine, sida ay sheegaan saraakiishu,ka dib ...

Ukraine ayaa sheegtay in ay burburisay 40% oo ma mid ah ciidamada qalabka sida e...

Muqdisho(SONNA):-Ukraine ayaa sheegtay in ay burburisay 40% oo ma mid ah ciidamada qalabka sida ee Ruushka. Ukraine ayaa sidoo kale shalay sheegtay inay burburisay toddobo helik...

Taliyaha Ciidanka Xoogga oo furay shir looga hadlayey dhamaystirka Qorshaha Amis...

Muqdisho(SONNA):-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed General Odowaa Yuusuf Raage ayaa furay shir looga hadlayey dhameystirka qorshaha Amisom amniga dalka ugala wareegayaan ...

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda XFS oo ka qaybgalay 10 Sano guurada Turk...

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda Xukuumadda Soomaaliya Md Duran Farah ayaa maanta ka qaybgalay Munaasabad lagu Xusayay 10 Sano Guurada kasoo wareegtay Marki...

Ra’iisul wasaare Rooble oo kulan la qaatay wakiiladda Beesha caalamka ayaa...

Muqdisho(SONNA):-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ay wehliyaan Gudidda gurmadka Abaaraha ayaa kulan la qaatay wakiillada beesha caalamka iyagoo kala shiray xa...

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo gaaray Baydhabo

Muqdisho(SONNA):-Wafdi Saraakiil sare sare ah oo uu hogggaminayo taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo ah Guddoomiyaha Guddiga Amniga Doorashooyinka Qaranka General Cabdi Xas...

Ruushka ayaa sheegay inuu burburiyey 3,593 goobood oo ka mid ah kaabayaasha mili...

Muqdisho(SONNA):-Afhayeenka wasaaradda gaashaandhigga Ruushka  Igor Konashenkov ayaa sheegay in ay burburiyeen tiro diyaarado Helicopter Mi-24 ah sidoo kale waxa ka mid ah diyaarad...

Goob u dhow qunsuliyadda Maraykanka ee Erbil oo gantaalo lagu weeraray

muqdisho(SONNA):-Goob u dhow xarunta qunsuliyadda maraykanka ee magaalada Erbil ayaa lagu weeraray tiro gantaalo ah subaxnimadii hore ee saaka ilaa iyo 12 gantaal oo nooca balastik...

Wasiiradda Arrimaha Dibedda Ruushka,Ukraine iyo Turkiga oo ku kulmaya Antalya

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Turkiga Mevlut Cavusoglu ayaa ku soo dhaweyn doona Magaalada Antalya Wasiiradda Arrimaha dibedda Ukraine Dmytro Kuleba iyo dhigiisa Ru...

Maraykanka oo laba ka mid ah Gantaalihiisa Patriot-ka ah u diray Poland

Muqdisho(SONNA):-Dowladda Mareykanka ayaa xaqiijiyey in ay laba gantaalaheedda " Patriot-ka " u diray Poland Arbacadii, Sarkaal sare oo ka tirsan waaxda difaaca ayaa ka gaabsaday i...

Wasiirka Arrimaha Dibedda XFS oo ka qayb geli doona madasha Diblomaasiyadda Antl...

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisaciid Cali Muuse ayaa la filayaa in uu dalka Turkiga uga qeyb galo Madasha Diblomaasi...

Wasiirka Arrimaha dibedda XFS oo gaaray Masar

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Arrimaha dibedda XFS iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa gaaray dalka Masar iyagoo ka qayb gelaya meertada 157-Aad ee shirka Wasiiradda Arrimaha Dibadda dalalk...