Axmed Bile maxamed

Madaxweynaha Dowlad-goboleedka hir-shabeele oo kulan la qaatay Safiirka Turkiga

Muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta kulan la qaatay Safiirka Dowlada Turkiga u fadhiya Soomaaliya Danjire Mehmet Y...

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku guuleysatay xallinta caqabad haysatay Muwaa...

Muqdisho(SONNA):- Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo iskaashiga Caalamiga ah oo kaashanaysa hay’adaha kale ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dadaal dheer ku bixisay ka jawaabidda...

Madaxweyne Farmaajo oo khadka Telefone-ka kula hadlay madaxweynaha Golaha madaxt...

Muqdisho(SONNA):-Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo khadka taleefoonka kula xiriiray Madaxweynaha Golaha Madaxtooyada Liibiya Mudane Dr. Maxamed Yuunis Al-Manfi ayaa uga mah...

Dufcadii 9-aad oo ka tirsan ciidanka xoogga ayaa maanta tababar loogu soo xiray ...

Muqdisho(SONNA):-Cutubyo ka tirsan Qeybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Dufcadii 9-aad ayaa Maanta Magaalada Baydhabo waxa tababar ugu soo xiray Taliyaha Qeybta 60-a...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo maanta guddoomiyay Shirka Toddobaadlaha ah ee Golaha W...

Muqdisho(SONNA):-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo maanta guddoomiyay Shirka Toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada, ayaa uga warbixiyay heshiiskii Golaha Wadat...

hantidhowrka guud oo ka digay in aan loo marin hannaan aan sharciga waafaqsaneyn...

Muqdisho(SONNA):-Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka ayaa bilaabay hubin iyo dabagal ku sabsan sida loo maareyo xiliga kala guurka hantidad hey'addah dowladda. Warbixin kasoo ...

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Ganacsiga XFS oo kulan la qaatay wefti ka socday d...

Muqdisho(SONNA):-Agaasimaha guud ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Mudane Cabdicasiis Ibraahim Aadan iyo mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda, ayaa maanta Muqdisho kulan kula...

Wasiirka Gaashaandhigga JFS oo kulan miro dhal ah la yeeshey ergeyga gaarka ah e...

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga JFS Cabduqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa kulan miro dhal ah la yeeshey ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobey u fadhiya Soomaa...

Baarlamaanka Carabta oo si adag u cambaareeyey qaraxii ka dhacay Muqdisho

Muqdisho(SONNA):-Bayaan kasoo baxay Baarlamaanka Carabta ayaa si adag loogu cambaareeyay qaraxii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho. Bayaanka ayaa lagu sheegay in Baarlamaanka ...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo kulan la qaatay Agaasimaha Hay’adda Horumarinta Isk...

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali ayaa magaalada Muqdisho ku qaabilay Agaasimaha Hay’adda Horumarinta Iskaashiga...

Guddiga Qaran ee Gurmadka Abaaraha oo bilaabay in ay Gobolada dalka u kala diraa...

Muqdisho(SONNA):-Guddiga Gurmadka Abaaraha ee heer Qaran ee Dowladda Soomaaliya ayaa maanta oo Talaado ah magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan gaarsiiyey diyaaradii ugu horreysa...

Saraakiisha Ciidanka Xoogga ee ku sugan Degmada Buurdhubo iyo maamulka Degmada o...

Muqdisho(SONNA):-Kulan ay isugu yimaadeen Saraakiisha Ururka 48-Aad Guutadda 10-Aad Iyo Maamulka Degmada Buurdhuubo Ayaa Ka Dhacay Taliska Ururka 48-Aad ee Buurdhuubo, Taliyaha Uru...