Axmed Bile maxamed

Ruushka oo uga digay maraykanka Hubka uu siiyo Ukraine.

Muqdisho(SONNA):-Dowladda Ruushka ayaa Mareykanka uga digtay hubka uu siiyo dalka ukraine warbixin Ruushku soo saaray ayaa loogu baaqay maraykanka inuu joojiyo hubka uu siiyo Ukrai...

Tirada Caruurta ku dhimatay Dagaalka Ukraine oo sii kordhaysa

Muqdisho(SONNA):-Sida ay xaqiijiyeen saraakiisha Sare ee dalka Ukraine Ugu yaraan 215 carruur ah ayaa lagu dilay 391 kalena waa lagu dhaawacay intii uu socday dagaalka Ruushka ee k...

Ra’iisul wasaare Rooble oo hambalyeey Gudiyadda Doorashooyinka iyo xubnaha...

Muqdisho(SONNA):-Ra'iisul waasaraha XFS oo goor dhowed soo saaray qoraal kooban ayaa hambalyo u diray Gudida hirgelinta doodashooyinka Heer fededaal iyo gudidda Doorashooyinka Juba...

Ra’iisul wasaare Rooble oo kulan la qaatay Guddoomiyaha ku-meel gaarka ah ...

Muqdisho(SONNA);-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka Mudane Cabdisalaan Xaaji Axmed Dhabancad oo ay ka wada ha...

Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka XFS oo ka qeyb galay Shirka Ururka Cara...

Muqdisho(SONNA):-Wafdi uu hogaaminayo Mudane Saciid Xuseen Ciid, Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka XFS, ayaa ka qeyb galay Shir ay ku qabaneysay Ururka Carabta ee Horumarint...

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ooshir la qaatay Taliyaha Qaybta Koowaad...

Muqdisho(SONNA):-Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ahna Guddoomiyaha Guddiga Amniga Doorashooyinka, S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar, ayaa maanta shir la qaatay Taliyaha Qay...

Safiirka Soomaliya ee dalka Masar oo la kulmay dhigiisa dalka Burundi

Muqdisho(SONNA):-Safiirka J.F.S ee Masar ahna wakiilka joogtadda ah ee Ururka Jaamacadda Carabta Danjire Ilyaas Sheikh Cumar ayaa maanta Xafiiska ku qaabilay Safiirka dalka Burundi...

Madaxweynaha Iraan oo u hanjabay Israel

Muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha dalka iraan ayaa ku hanjabay inuu talaabo qaadi doono hadii Israel isku daydo ficilo ka dhan ah tehraan Isagoo ka hadlayay dhoolatus milateri oo lagu ...

Khaasaraha ka dhashay duufaanta Meiji ee ku dhufatay Dalka filibiin oo sii kordh...

Muqdisho(SONNA):-Khaasaraha ka dhashay duufaanta Meiji ee ku dhufatay Dalka filibiin oo sii kordhaya. Golaha qaran ee ka hortagga khataraha iyo ciribtirka masiibooyinka dabiicig...

Faransiiska oo dib u furay safaaradiisii Ukraine

Muqdisho(SONNA):-Dowladda Faransiiska ayaa dib u furtay safaaradeedii caasimadda Ukraine Safaaradda iyo shaqaalaheeda ayaa waxay u guureen magaalada Lviv ee ku taal galbeedka Uk...

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA QEYB GALAY MUNAASABADDA XUSKA SANNAD GUURADA 62-aad EE...

Muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga kaga qayb galay Munaasabadda Xuska Sannad...

Ra’iisul wasaare Rooble oo hambalyo u diray Ciidanka Xoogga Dalka Soomaali...

Muqdisho(SONNA):-Waxaan ugu hambalyeynayaa sarreeyeyaasha, Saraakiisha, Saraakiil Xigeennada, Dableyda Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo qoysaskooda sanad guurada 62aad ee ka ...