Axmed Bile maxamed

Ra’iisul wasaarihii Dalka Talyaaniga oo is casilay

Muqdisho(SONNA):-Ra'iisul wasaaraha Talyaaniga Mario Draghi ayaa is casilay, kadib markii uu waayay kalsoonida xisbiyada waaweyn ee dalkaas. Aida ay tebinayso warbaahinta ra’iis...

Ciidanka Kamandooska Danab oo soo qabtay saddex dhagar qabe oo ka tirsanaa Al-sh...

Muqdisho(SONNA):-Ururka 7aad Guutada 16-aad Kumandooska Danab XDS ayaa Hawlgal lagu Xaqiijinayeyo Amaanka Ka sameeyey Degaanka Madaxgise ee Gobolka Shabeelaha dhexe waxaana Ciidank...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho ayaa shir gudoomiyay ...

Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa shir gudoomiyay kulan gaar ah oo ujeedkiisu ahaa Amniga...

Ra’iisul wasaaraha XFS oo amray heya’addaha Amniga iyo kuwa gargaark...

Muqdisho(SONNA):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka ee Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa amray hey’adaha kala duwan ee amniga iyo gargaarka inay si deg deg ah uga jawa...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SAFAR SHAQO UGU AMBABAXAY DALKA TANSAANIYA

Muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb-geli doona Shirka dalalka ku mideysan dalladda Bulshada Bariga Afrika (EAC...

Ciidanka Xoogga ayaa dilay 40 xubnood oo ka tirsanaa kooxda Argagixisadda ah ee ...

Muqdisho(SONNA):-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa qasaarihii ugu badnaa gaarsiiyey Argagixisadda ah ee Al-shabaab ka dib weerar Fashilmay ay kooxda Argagixisadda ah isku day...

SOOMAALIYA OO DADAAL UGU JIRTA KU BIIRISTA DALALKA KU MIDEYSAN DALLADDA BULSHADA...

Muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta u amba-baxaya magaalada Arusha ee dalka Tansaaniya si uu taageero ugu raa...

Guddiga Gurmadka Qaraxii 17-kii Luulyo ee Magaalada jawhar oo kormeer u kuur gal...

Muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo Magacaabay Gudiga Gurmadka Qaraxii 17-kii Luulyo ee Magaalada ayaa kormeer u kuur gal a...

Maxkamadda Ciidamada oo xukun ku riday Yacquub Cabdillaahi oo ahaa xubin ka tirs...

Muqdisho(SONNA):-Maxkamadda Ciidamada oo xukun ku riday Yacquub Cabdillaahi oo ahaa xubin ka tirsan koxda Argagixisadda ah ee Al-shabaab. Yacquub Cabdullaahi Cabdi Xasan “CabdiN...

Ciidanka Xoogga oo xalay jab Xooggan gaarsiiyey kooxda Argagixisadda ah ee Al-s...

Muqdisho(SONNA):-Ururka 83-aad, guutada 14October ee Xoogga dalka ayaa deegaanka Janaale Xalay jab xooggan ku gaarsiiyay kooxda Argagixisada ah ee Al-shabaab oo isku dayday in ay s...

Wasaaradda Gargaarka iyo Maareeynta Musiibooyinka XFS oo maanta gargaar ah raash...

Muqdisho(SONNA):-Wasaaradda Gargaarka iyo Maareeynta Musiibooyinka XFS ayaa maanta gargaar ah raashin ah u dirtay magaaladda Buula-burde ee gobolka Hiiraan. Diyaarad sida gargaa...

Dalka Sri lanka oo lagu soo rogay Bandoo

Muqdisho(SONNA):-Sri Lanka ayaa soo rogtay bandow dalka oo dhan ah iyadoo ay socdaan mudaaharaadyo Shacabka Dalka sri lanka ayaa lagu soo rogay bandoo ka dib markii iska hor ima...