calendar_todaydevice_thermostat…
Ugu Dambeeyay
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha DhexeMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha Dhexe

Ciyaaraha

Danjiraha JFS ee Uganda oo casho sharaf ku maamuustay ciyaartoyda xulka Qaranka ee da'doodu ka yar tahay 17 sano,

Danjiraha JFS ee Uganda oo casho sharaf ku maamuustay ciyaartoyda xulka Qaranka ee da'doodu ka yar tahay 17 sano,
Danjiraha JFS ee Uganda oo casho sharaf ku maamuustay ciyaartoyda xulka Qaranka ee da'doodu ka yar tahay 17 sano, — SONNA

Xayeysiis

Muqdisho(SONNA):-Danjiraha Soomaaliya ee dalka Uganda Fardowsa Maxamed Qanyare ayaa xalay casho sharaf ku maamuustay ciyaartoyda xulka Qaranka ee da'doodu ka yar tahay 17 sano, kadib guushii ay kasoo hooyeen ciyaar dhex martay iyaga iyo Suudaan. Danjire Fardowsa ayaa sheegtay in guushii ay soo hooyeen ay farxad weyn u horseeday dhammaan ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan. Sidoo kale waxa ay kula dardaarantay ciyaartoyda in ay dadaalkooda sii laba jibbaaraan si ay guulo waaweyn uga soo hooyaan kulamada u harsan.  
La wadaag