calendar_todaydevice_thermostat…
Ugu Dambeeyay
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha DhexeMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha Dhexe

Wararka

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo guddoomiyay kulanka billaha ah ee hoggaanka Wasaaradda

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo guddoomiyay kulanka billaha ah ee hoggaanka Wasaaradda
Wasiirka Arrimaha Gudaha oo guddoomiyay kulanka billaha ah ee hoggaanka Wasaaradda — SONNA

Muqdisho(SONNA);-Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS, Mudane Hon. Ali Yusuf Ali (Xoosh), ayaa guddoomiyay kulanka billaha ah ee hoggaanka Wasaaradda.

Shirka oo ay ka qayb-galeen Wasiiru-dowlaha, Mudane Sadad Alio, Wasiir-ku-xigeenka, Mudane Abdihakim Hassan Ashkir, iyo Agaasimaha Guud, Mudane Abdulkadir Ali, ayaa lagu falanqeeyay howlaha kala duwan ee Wasaaradda.

Ajendayaasha kulanka waxaa ugu muhiimsanaa xoojinta wada-shaqeynta, dhammaystirka qorshayaasha mudnaanta leh ee sannadkan, diyaarinta howlaha sannadka soo socda, xoojinta isla-xisaabtanka iyo hiigsiga natiijooyin wax-ku-ool ah.

FB_IMG_1793443034736.jpgFB_IMG_1793443045471.jpg

FB_IMG_1793443053848.jpg

La wadaag