calendar_todaydevice_thermostat…
Ugu Dambeeyay
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha DhexeMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha Dhexe

Wararka

GUDDOOMIYAHA GOBOLKA BANAADIR OO HAMBALYO U DIRAY MACALLIMIINTA SOOMAALIYEED

GUDDOOMIYAHA  GOBOLKA BANAADIR OO HAMBALYO U DIRAY MACALLIMIINTA SOOMAALIYEED
GUDDOOMIYAHA GOBOLKA BANAADIR OO HAMBALYO U DIRAY MACALLIMIINTA SOOMAALIYEED — SONNA

Xayeysiis

Muqdisho(SONNA):- Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa munaasabadda Maalinta Macallinka Soomaaliyeed awgeed hambalyo u diray dhammaan macallimiinta Soomaaliyeed.

Guddoomiyaha ayaa tilmaamay in macallimiintu laf-dhabar u yihiin horumarinta waxbarashada, kobcinta garaadka bulshada, barbaarinta jiilasha iyo ilaalinta qiyamka suubban, iyagoo door muhiim ah ka qaata dhismaha mustaqbalka iyo horumarka qaranka.

waxa uu sidoo kale bogaadiyey adkaysiga, dadaalka iyo ka go'naanshaha macallimiinta Soomaaliyeed, kuwaas oo duruufo adag ku gudanaya waajibaadkooda, kuna dadaalaya soo saarista jiilal aqoon, akhlaaq iyo karti leh.

La wadaag