Wararka
Soomaaliya oo ka qayb gashay shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee waddamada Waqooyiga Yurub iyo Afrika

Xayeysiis
Muqdisho(SONNA);-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah XFS, Mudane Abdisalam Ali, ayaa ka qayb galay Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda Waddamada Waqooyiga Yurub iyo Afrika oo ka dhacay magaalada Oslo ee dalka Norway.
Ka qaybgalka Dowladda Soomaaliyeed ee shirka ayaa muujinaya sida ay uga go’an tahay xoojinta iskaashiga caalamiga ah, horumarinta iskaashiyada istaraatiijiga ah iyo ka shaqaynta mudnaanta iyo danaha ay wadaagaan dalalka caalamka.