Gudaha
Madaxwayne Saciid Dani oo Magacaabay Xubno Ka mid noqonaya Maxkamadda ciidamada ee Puntland

Garoowe-SONNA- Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Dani ayaa magacaabay xubno ka tirsan Maxkamadda Sare ee Ciidamada qalabka sida iyo Danbiyada Culus.
Xunaha Garsoorka ee la magacabaay waxay kala yihiin.
- G/le Cabdiraxmaan Ciise Xuseen ayaa loo magacaabay guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada qalabka sida iyo danbiyada culus ee gobolada Nugaal iyo Sool.
- Dhamme Siciid Xirsi Ibraahim ayaa loo magacaabay Xeer–ilaaliyaha Maxkamadda Ciidamada qalabka sida iyo Danbiyada Culus ee Gobolada Nugaal iyo Sool.
- G/dhexe Cabdirisaaq Jaamac Cabdulle ayaa loo magacaabay Garsooraha Maxkamadda Ciidamada qalabka sida iyo danbiyada culus ee Gobolada Nugaal iyo Sool.
- G/le Axmed Jaamac Maxamed ayaa loo magacaabay Garsooraha Maxkamadda Ciidamada qalabka sida iyo danbiyada culus ee gobolada Nugaal iyo Sool.
- G/le Siciid Aadan Siciid ayaa loo magacaabay garsooraha Maxkamadda ciidamada qalabka sida iyo danbiyada culus ee gobolada Nugaal iyo Sool
- G/sare Cabdullaahi Cabdi Shire ayaa loo magacaabay Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada qalabka sida iyo Danbiyada Culus ee Gobolada Mudug
- Dhamme Cawil Warsame Maxamed ayaa loo magacaabay Xeer–ilaaliyaha Maxkamadda Ciidamada qalabka sida iyo Danbiyada Culus ee Gobolada Mudug
- Dhamme Cabdiweli Maxamuud Maxamed ayaa loo magacaabay Garsooraha Maxkamadda Ciidamada qalabka sida iyo Danbiyada Culus ee Gobolada Mudug
- G/le Cabdi Faarax Cali ayaa loo magacaabay Garsooraha Maxkamadda Ciidamada qalabka sida iyo Danbiyada Culus ee Gobolada Mudug
- G/le Ibraahim Bile Maxamed ayaa loo magacaabay Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada qalabka sida iyo Danbiyada Culus ee Gobolada Bari, iyo Sanaag,
- Dhamme Cali Ibraahim Cismaan ayaa loo magacaabay Garooraha Maxkamadda Ciidamada qalabka sida iyo Danbiyada Culus ee Gobolada Bari, iyo Sanaag,
- G/dhexe Maxamed Cabdi Nuur ayaa loo magacaabay Garsooraha Maxkamadda Ciidamada qalabka sida iyo Danbiyada Culus ee Gobolada Bari,iyo Sanaag,
La wadaag



