Gudaha
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS oo la kulmay Ganacsatada Shiinaha

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Jamaal Maxamed Xasan ayaa dalka China shir kula yeeshay qaar kamid ah Ganacsatada dalkaas.
Shirkaan oo u dhexeeyey Madaxda Shirkadaha Ganacsiga China iyo wafdiga Soomaaliya, waxaa looga hadlay sidii loo xoojin lahaa ganacsiga labada dal.
Wasiirka Ganaciga ayaa Shirkadaha China ku casuumay in ay Soomaaliya yimaadaan oo maalgashadaan, kulanka ayaa lagu soo bandhigay fursadaha maalgashi ee ka jira Soomaaliya.


















La wadaag



