calendar_todaydevice_thermostat
Ugu Dambeeyay
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha DhexeMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha Dhexe

Ciyaaraha

Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay

Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay — SONNA
Addis ababa(SONNA):-Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya ee 17-jirrada oo ka qeybgalaya Tartanka CECAFA ee ka socda magaalada Addis Ababa ayaa barbar dhac 3-3 ah la galay martigeliyeyaasha tartanka, Itoobiya. Ciyaartoyda Qaranka ayaa soo bandhigay ciyaar aad loo jecleystay, iyadoo laba ka mid ah saddexda gool uu dhaliyay ciyaaryahan Sheekha, halka goolka saddexaad uu dhaliyay Anas, kaas oo aan hal kulan oo tartankan ah gool la’aan ka bixin garoonka. Soomaaliya ayaa haatan leh saddex dhibcood, saddexdii kulan ee ay ciyaartay, iyadoo weli aan wax guuldarro aysan la kulmin xidigaha Qaranka.
La wadaag