calendar_todaydevice_thermostat
Ugu Dambeeyay
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha DhexeMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha Dhexe

Gudaha

Maareeyaha Dekedda Muqdisho oo kula la qaatay Duqa Magaalada Seattle ee dalka Mareykanka

Maareeyaha Dekedda Muqdisho oo kula la qaatay Duqa Magaalada Seattle ee dalka Mareykanka
Maareeyaha Dekedda Muqdisho oo kula la qaatay Duqa Magaalada Seattle ee dalka Mareykanka — SONNA

SONNA-Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho Mudane Amb. Maxamed Cali Nuur Ameeriko, ayaa kulan wax ku ool ah kula yeeshay xafiiskeeda Duqa Magaalada Seattle ee dalka Mareykanka, Mayor Katie B. Wilson, kaas oo diiradda lagu saaray arrimo badan oo dan wadaag ah iyo sidii loo xoojin lahaa iskaashi dhexmara labada dhinac.

Maareeyaha Guud ee Dekadda Muqdisho, ayaa uga mahadceliyey Duqa magaalada hoggaankeeda iyo taageerada joogtada ah ee ay siiso bulshooyinka Bariga Afrika oo Soomaalida ay qeyb ka tahay. Sidoo kale Maareeyaha ayaa uga mahadceliyey soo dhoweyntii diirranayd ee loo sameeyey, isaga oo muujiyey rajada ah in iskaashiga iyo xiriirka labada dhinac uu sii xoojismo, si loo gaaro himilooyinka iyo danaha la wadaago.

FB_IMG_1783749406395.jpgFB_IMG_1783749404072.jpg

La wadaag