Wararka
Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyey
Shirka waxaa looga hadlay amniga badaha iyo fursadaha dhaqaale ee la abuuri karo

Muqdisho (SONNA): Shirweynaha 1-aad ee badaha Soomaaliyeed oo looga hadlay amniga badaha, dhaqaalaha buluugga ah iyo khayraadka ayaa gabangabadiisa laga soo saaray bayaan ku wajahan arrintaas.





La wadaag



