calendar_todaydevice_thermostat…
Ugu Dambeeyay
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha DhexeMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha Dhexe

Caalamka

Rasaas culus oo laga maqlay meel u dhaw  xarunta madaxtooyada Niger

Rasaas culus oo laga maqlay meel u dhaw  xarunta madaxtooyada Niger
Rasaas culus oo laga maqlay meel u dhaw  xarunta madaxtooyada Niger — SONNA

Xayeysiis

Niger.(SONNA):-Wakaaladda wararka ee Reuters ayaa sheegtay in rasaas culus laga maqlay meel u dhaw madaxtooyada Niger, subaxnimadii maanta. Wararku waxey intaas ku darayaan in rasaastu socotay in ku dhaw 30 daqiiqo. Arrintaan ayaa kusoo beegmeysa laba maalin ka hor dhaarinta madaxweynaha cusub ee dalkaas Maxamed Bazoum. Mucaaradka ayaa diiday in looga guuleystay doorahadii ka dhacday dalkaas, inkasta oo markii danbe maxkamadda dastuuriga ay xaqiijisay guusha Maxamed Bazoum.
La wadaag