Gudaha
Maxkamadda Sare ee Dalka oo ansixisay natiijada Doorashada Golaha Deegaanka G/Banaadir

Muqdisho,(SONNA):- Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si kama dambeys ah u ansixisay natiijada doorashadii golayaasha deegaanka Gobolka Banaadir, oo hore si ku-meel-gaar ah ugu dhawaaqeen Guddiga Doorashooyinka Qaranka.


La wadaag



