Gudaha
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Qaabilay Safiirka Dowladda Suudaan U fadhiya Soomaaliya

Muqdisho(SONNA):Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Abdisalam Ali, ayaa xarunta Wasaaradda ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Suudaan u fadhiya Soomaaliya, Mudane Cabdulraxmaan Khaliil Axmed Abakr Afandi.
Labad dhinac ayaa ka wada hadlay xaaladihii iyo isbeddelladii ugu dambeeyay ee gobolka, iyagoo sidoo kale sheegay sida ay uga go’an tahay sii xoojinta iyo joogteynta iskaashiga laba geesoodka ah ee Dowladdaha Soomaaliya iyo Suudaan.



La wadaag



